{"id":49422,"date":"2018-09-05T19:57:48","date_gmt":"2018-09-05T16:57:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49422"},"modified":"2018-09-05T20:26:59","modified_gmt":"2018-09-05T17:26:59","slug":"xildhibaanka-laga-soo-doorto-deegaanka-kamukuuji-ee-magaalada-nairobi-oo-sheegay-in-aanu-jirin-hawlgal-soomaalida-lagu-beegsanayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/09\/xildhibaanka-laga-soo-doorto-deegaanka-kamukuuji-ee-magaalada-nairobi-oo-sheegay-in-aanu-jirin-hawlgal-soomaalida-lagu-beegsanayo\/","title":{"rendered":"Xildhibaanka Laga Soo Doorto Deegaanka Kamukuji ee Magaalada Nairobi oo Sheegay in aanu Jirin Hawlgal Soomaalida lagu Beegsanayo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/yusuf-xasan-kamakuja.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-49423\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/yusuf-xasan-kamakuja.jpg\" alt=\"\" width=\"886\" height=\"576\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/yusuf-xasan-kamakuja.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/yusuf-xasan-kamakuja-300x195.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 886px) 100vw, 886px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaanka laga soo doorto deegaanka Kamukunji ee Islii ay katirsantahay ee magaalada Nairobi, Yuusuf Xasan Cabdi ayaa ka dalbaday bulshada Soomaalida ee ku nool Islii inay is dejiyaan, kaddib markii ay soo baxday warar ku saabsan howlgallo cusub oo ka billaabannaya xaafadda Soomaalida.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasaaradda arrimaha gudaha Kenya ayaa dhawaan shaacisay in la billaabayo howlgallo lugu beegsannayo ajaanibta aan heysan sharciga ganacsiga, balse taasi waxay walwal ku abuurtay bulshada Soomaalida ee ku nool xaafadda Islii.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8220;Bulshada Soomaaliyeed waxaan u sheegaya dalkan iyo Nairobi waxbey ku leeyihiin,mana dhici karto cid inay ku xad-gudubto dowladda Kenyana taas ma dooneyso&#8230; waayo sharci ayay dalkan ku joogan, waxaan u sheegaya inay is dajiyaan.&#8221; ayuu yiri xildhibaan Yuusuf oo inta ku daray &#8220;Amarka soo baxay waa mid lugu doonnayo in lugu oggaado ajaanibta aan u dhalan qaaradda ee ka ganacsada Nairobi, ee ma aha howlgallo lugu beegsannayo Soomaalida.&#8221;<\/p>\n<p align=\"justify\">Toddobadkii u dambeeyay ayaa aad looga hadal-hayay xaafadda ay Soomaalidu ku badantahay magaalada Nairobi ee Islii in dib uu u billaabanayo howlgal la mid ah midkii ciidammada amniga ay ka sameeyeen xaafadda sannadkii 2014, markaas oo xaafadda laga saaray boqollaal ruux oo Soomaali ah kuwaas oo qaarkood dib loogu celiyay dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49354\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49354\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49357\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49358\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49359\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanka laga soo doorto deegaanka Kamukunji ee Islii ay katirsantahay ee magaalada Nairobi, Yuusuf Xasan Cabdi ayaa ka dalbaday bulshada Soomaalida ee ku nool Islii inay is dejiyaan, kaddib markii ay soo baxday warar ku saabsan howlgallo cusub oo ka billaabannaya xaafadda Soomaalida. Wasaaradda arrimaha gudaha Kenya ayaa dhawaan shaacisay in la billaabayo howlgallo lugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49423,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-49422","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49422","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49422"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49422\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49426,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49422\/revisions\/49426"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49423"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49422"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49422"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49422"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}