{"id":49371,"date":"2018-09-04T20:51:48","date_gmt":"2018-09-04T17:51:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49371"},"modified":"2018-09-04T20:58:08","modified_gmt":"2018-09-04T17:58:08","slug":"magaalada-kismaayo-ee-xarunta-mgoboleedka-jubaland-oo-shirka-golaha-iskaashiga-mgoboleedyadu-ka-furmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/09\/magaalada-kismaayo-ee-xarunta-mgoboleedka-jubaland-oo-shirka-golaha-iskaashiga-mgoboleedyadu-ka-furmay\/","title":{"rendered":"Magaalada Kismaayo ee Xarunta M\/goboleedka Jubaland oo Shirka Golaha Iskaashiga M\/goboleedyadu Ka Furmay."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/golaha-m-goboleedyada.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49372\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/golaha-m-goboleedyada.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/golaha-m-goboleedyada.jpg 960w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/golaha-m-goboleedyada-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/golaha-m-goboleedyada-768x576.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>Golaha iskaashiga dowlad-gobolleedyada Soomaaliya ayaa lugu wadaa goor dhow inuu shirkoodii saddexaad uga furmo magaalada Kismaayo kuwaasi oo halkaasi gaaray labadii maalin ee u dambeysay, sheegayna inay ka arrinsanayaan arrimaha khuseeya maamulladooda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirkan oo uu marti geliyay madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa madaxda dowlad-gobolleedyada waxaa ay sheegeen in shirkan looga arrinsasanayo arrimaha masiiriga ah ee u gaarka ah, khuseeyana iskaashigooda iyo guud ahaan danta caam ka ah, sida uu Kismaayo ka sheegay madaxweynaha Puntland.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8220;Waxaan rabnaa inaan helno dowlad-gobolleedyo mid ah, hadafkooduna yahay Soomaalinimo, hirgeliyana nidaamka fadaraaliisamka.&#8221; ayuu yiri madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Gaas oo sidoo kale ah guddoomiyaha golaha iskaashiga dowlad-gobolleedyada oo Axaddii wariyayaasha kula hadlay Kismaayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hoggaamiyayaasha dowlad-gobolleedyada, waxaa kalo ay shirkooda ku raadinnayaan sidii guul waarta looga gaadhilahaa xal u helida wadashaqaynta, nabadaynta iyo taabegelinta federalism ee ka dhaxaysa dowlad-gobolleedyada iyo dowladda federaalka Soomaaliya, sida u sheegay sarkaal sare oo la hadlay Warbaahinta.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0Shirka waxaa ku waheliya golaha iskaashiga dowlad-gobolleedyada, xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya,Michael Keating &#8211; isagoo jeedin doonna khudbad sharafeed, maaddaama muddo xiliyeedkii uu ka dhammaan doono dhawaan, sida ku cad war qoraal ah oo looga hadlay kulan uu Isniintii la qaatay Keating, madaxda dowlad-gobolleedyada.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49355\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49355\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49357\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49358\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49359\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49357\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha iskaashiga dowlad-gobolleedyada Soomaaliya ayaa lugu wadaa goor dhow inuu shirkoodii saddexaad uga furmo magaalada Kismaayo kuwaasi oo halkaasi gaaray labadii maalin ee u dambeysay, sheegayna inay ka arrinsanayaan arrimaha khuseeya maamulladooda. Shirkan oo uu marti geliyay madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa madaxda dowlad-gobolleedyada waxaa ay sheegeen in shirkan looga arrinsasanayo arrimaha masiiriga ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49372,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-49371","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49371","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49371"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49371\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49373,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49371\/revisions\/49373"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49372"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49371"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49371"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49371"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}