{"id":49367,"date":"2018-09-04T20:21:12","date_gmt":"2018-09-04T17:21:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49367"},"modified":"2018-09-04T20:24:12","modified_gmt":"2018-09-04T17:24:12","slug":"al-shabaab-oo-shaaciyey-in-mudo-lix-bilood-ah-ay-qaadeen-418-weerar-ayna-ku-qaadeen-meelo-kala-duwan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/09\/al-shabaab-oo-shaaciyey-in-mudo-lix-bilood-ah-ay-qaadeen-418-weerar-ayna-ku-qaadeen-meelo-kala-duwan\/","title":{"rendered":"Al-shabaab oo Shaaciyey in Mudo Lix Bilood ah ay Qaadeen 418 Weerar ayna ku Qaadeen Meelo kala Duwan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/alshabaab-weerar.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-49368\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/alshabaab-weerar.jpeg\" alt=\"\" width=\"916\" height=\"505\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/alshabaab-weerar.jpeg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/alshabaab-weerar-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 916px) 100vw, 916px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ururkan ku abtirada Al-Qaacida ee Al-shabaab kana dagaalama gudaha dalka Soomaaliya ayaa daraasad la sameeyay lagu ogaaday in Lixdii bilood ee la soo dhaafay ay qaadeen xoogaggooda 418 weerar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Weerarradan oo dhacay intii u dhaxeysay bishii October ee sanadkii 2017 ilaa bishii April ee sanadkan 2018, ayaa waxaa warbixinta lagu sheegay goobaha muhiimka ah oo ay bartilmaameesadeen iyo farsamooyinka ay u adeegsadeen dhamaanba weerarradaaas.<\/p>\n<p align=\"justify\">Warbixinta ayaa sheegtay in 125 ka mid ah weerarradan ay ka dhaceen Muqdisho iyo deegaannada ku dhaw dhaw, halka inta kale ee soo hartay-na Al-shabaab ka geysteen gobollada Koonfurta Soomaaliya sida Afgoye, Bosaso, Baraawe, Qoryoley, Beledweyn, Merca, Mahadaay, Kismayo, Hosingow iyo Baidoa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale 16 weerar ayaa la sheegay in Al-shabaab ay ku qaadeen gudaha dalka Kenya, gaar ahan deegaannada soo xiga xadka ay wadagaan Soomaaliya gaar ahaan Mandhera.<\/p>\n<p align=\"justify\">40% weerarrada Al Shabaab waxay u adeegsadeen hubka meletariga, halka 24% ay u adeegsadeen wax-yaabaha qarxa ee la farsameeyo, waxaana weerarradooda tooska ah lagu qiyaasay 2%.<\/p>\n<p align=\"justify\">Al-shabaab oo ah kalmad carabi ah laakiin marka afka Soomaaliga lagu mic-neeyo noqoneysa [Dhalinyaro] waa Urur hubeysan oo u jeediisu tahay in \u00a0uu meesha ka saaro dowladda hadda jirta, iyaga oo taa badalkeeda ku doodaya in loo baahan yahay dowlad Islaami ah oo dalka oo dhan maamusha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada dowladda iyo kuwa howlgalka AMISOM ayaa u muuqda kuwo aad u yar yihiin weerarrada toos ah oo ay ku qaadaan xarumaha ay degan yihiin Al-shabaab, taasoo u sahashay xoogagga Al-shabaab in dhankooda soo qaadaan weerarro geysta khasaare ballaaran.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49354\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49354\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49357\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49358\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49359\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururkan ku abtirada Al-Qaacida ee Al-shabaab kana dagaalama gudaha dalka Soomaaliya ayaa daraasad la sameeyay lagu ogaaday in Lixdii bilood ee la soo dhaafay ay qaadeen xoogaggooda 418 weerar. Weerarradan oo dhacay intii u dhaxeysay bishii October ee sanadkii 2017 ilaa bishii April ee sanadkan 2018, ayaa waxaa warbixinta lagu sheegay goobaha muhiimka ah oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49368,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-49367","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49367","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49367"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49367\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49370,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49367\/revisions\/49370"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49368"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49367"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49367"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49367"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}