{"id":49315,"date":"2018-09-02T23:39:20","date_gmt":"2018-09-02T20:39:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49315"},"modified":"2018-09-02T23:41:48","modified_gmt":"2018-09-02T20:41:48","slug":"ggolaha-iskaashiga-dawlad-goboleedyada-cweli-cali-gaas-oo-sheegay-in-ay-mideynayaan-dawlad-goboleedyada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/09\/ggolaha-iskaashiga-dawlad-goboleedyada-cweli-cali-gaas-oo-sheegay-in-ay-mideynayaan-dawlad-goboleedyada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"G\/Golaha Iskaashiga Dawlad Goboleedyada C\/weli Cali Gaas oo Sheegay in ay Mideynayaan Dawlad Goboleedyada Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/gaas-kismaayo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-49316\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/gaas-kismaayo.jpg\" alt=\"\" width=\"926\" height=\"617\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/gaas-kismaayo.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/gaas-kismaayo-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 926px) 100vw, 926px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta ku-meel-gaarka ah ee dowlad-gobolleedka Jubbaland, halka oo u ugu qaybgelayo shirka hoggaamiyayaasha dowlad-gobolleedyada dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8220;Waxaan u nimid shirka madasha wada-tashiga dowladdaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo looga wada-hadlayo arrimaha masiiriga ah ee u gaarka ah, khuseeyana iskaashigooda iyo guud ahaan danta caam ka ah, waxaan rabnaa inaan helno dowlad-gobolleedyo mid ah, hadafkooduna yahay Soomaalinimo, hirgeliyana nidaamka fadaraaliisamka.&#8221; ayuu yiri madaxweyne Gaas.<\/p>\n<p align=\"justify\">Cabdiweli, oo ah guddoomiyaha golaha iskaashiga dowlad-gobolleedyada wuxuu sheegay in shirka uu socon doonno muddo saddex cisho ah, isagoo inta ku daray in shirku yahay mid lagu raadinnayo qaranimo Soomaaliyeed, wadajir, wax wada qaybsi, xasillooni iyo walaaltinimo Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirkan ayaa noqonaya kulankii saddexaad oo ay yeeshaan golaha iskaashiga dowlad-gobolleedyada oo ah gole ay ku mideysanyihiin dhammaan hoggaamiyayaasha dowlad-gobolleedyada xubnaha ka ah dowladda federaalka, waxaana saacadihii hore ee maanta gaaray Kismaayo madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48999\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48999\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49000\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49001\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49002\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta ku-meel-gaarka ah ee dowlad-gobolleedka Jubbaland, halka oo u ugu qaybgelayo shirka hoggaamiyayaasha dowlad-gobolleedyada dalka. &#8220;Waxaan u nimid shirka madasha wada-tashiga dowladdaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo looga wada-hadlayo arrimaha masiiriga ah ee u gaarka ah, khuseeyana iskaashigooda iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49316,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-49315","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49315","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49315"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49315\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49318,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49315\/revisions\/49318"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49316"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49315"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49315"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49315"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}