{"id":49296,"date":"2018-09-02T21:55:07","date_gmt":"2018-09-02T18:55:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49296"},"modified":"2018-09-02T21:55:53","modified_gmt":"2018-09-02T18:55:53","slug":"weerar-loo-adeegsadey-gaari-laga-soo-buuxiyey-walxaha-qarxa-oo-lagu-qaadey-xarunta-degmada-hawlwadaag-ee-gbanaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/09\/weerar-loo-adeegsadey-gaari-laga-soo-buuxiyey-walxaha-qarxa-oo-lagu-qaadey-xarunta-degmada-hawlwadaag-ee-gbanaadir\/","title":{"rendered":"Weerar Loo Adeegsadey Gaari Laga Soo Buuxiyey Walxaha Qarxa oo Lagu Qaadey Xarunta Degmada Hawlwadaag ee G\/banaadir."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/qarax-hawlwad.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-49297\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/qarax-hawlwad.jpg\" alt=\"\" width=\"958\" height=\"527\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/qarax-hawlwad.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/qarax-hawlwad-300x165.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 958px) 100vw, 958px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Weerar loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa barkhanimadii maanta lagu weeraray xarunta degmada Howl-wadaag ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaraxan ayaa bur bur xoog leh u geystay degmada iyo guryo ka agdhawaan, sidoo kale waxaa goobta ku dumay dugsi Qur\u2019aanka laga barto oo ku dhawaa xarunta degmada, kaa oo sida la sheegay ay ku dhinteen carruur aan tiradooda la xaqiijin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa sidoo kale la rumeysan yahay in ay jiraan dhimasho iyo dhaawacyo kale oo ka dhashay bur bur xoog leh oo qaraxan uu u geystay guryo dad rayid ah ay dege-naayeen oo ka agdhawaan xarunta degmada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha caafimaadka ee gaadiidka gurmadka deg deg ah ayaa sheegay in 14 ruux oo dhaawac la dhigay goobaha caafimaadka magaalada Muqdisho 6 ka mid ah dadka dhaawacmay ayaa lagu sheegay in ay carruur ahaayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Weerarkan ayaa Waxaa Sheegtey Xarakada Al-shabaab Iyagoo Sheegay in ay Weerarka La Damacsanaayeen Dhismaha ay Degmadu ku Hawl gasho iyadoo Qasaare Naf iyo Maal ah uu Gaystey Qaraxa Maanta ka dhaceu Xarunta Degmada Hawlwadaag ee G\/banaadir.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmaail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48999\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48999\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49000\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49001\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49002\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Weerar loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa barkhanimadii maanta lagu weeraray xarunta degmada Howl-wadaag ee gobolka Banaadir. Qaraxan ayaa bur bur xoog leh u geystay degmada iyo guryo ka agdhawaan, sidoo kale waxaa goobta ku dumay dugsi Qur\u2019aanka laga barto oo ku dhawaa xarunta degmada, kaa oo sida la sheegay ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49297,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-49296","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49296","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49296"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49296\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49299,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49296\/revisions\/49299"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49297"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49296"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49296"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49296"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}