{"id":49292,"date":"2018-09-02T21:24:00","date_gmt":"2018-09-02T18:24:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49292"},"modified":"2018-09-02T21:24:15","modified_gmt":"2018-09-02T18:24:15","slug":"saldhig-millateri-ku-dhaw-garoonka-diyaaradaha-dimishiq-oo-qaraxyo-waaweyn-laga-maqley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/09\/saldhig-millateri-ku-dhaw-garoonka-diyaaradaha-dimishiq-oo-qaraxyo-waaweyn-laga-maqley\/","title":{"rendered":"Saldhig Millateri ku Dhaw Garoonka Diyaaradaha Dimishiq oo Qaraxyo Waaweyn laga Maqley."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/qarax-syria.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-49293\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/qarax-syria.jpg\" alt=\"\" width=\"973\" height=\"646\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/qarax-syria.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/qarax-syria-300x199.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 973px) 100vw, 973px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Suuriya ayaa beenisay warar sheegaya in qaraxyo is xig-xigay oo ka dhacay garoonka diyaaradaha militariga ay ku leeyihiin magaalada Dhimishiq ay ka dambeeyeen diyaaradaha dagaalka ee Israa&#8217;iil, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Warbaahinta maxalliga ee Sanca oo soo xigatay iloo wareedyo militariga ka tirsan ayaa sheegtay in qaraxyada ay ka dhasheen hub lagu qubay garoonka diyaaradaha militariga Mezzeh ee ku yaalla koonfur bari magaalada caasimmada ah ee Dhimishiq.<\/p>\n<p align=\"justify\">Warbaahinta ayaa sidoo kale sheegtay in qaraxyada ay ka dhasheen cilad ku timid koronto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Militariga Suuriya ayaa mar dambe beeniyay in Israa&#8217;iil ay ka dambeysay qaraxyada, sida ay sheegtay warbaahinta Sanca.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sawirro baraha bulshada lagu baahiyay ayaa muujinayay goobta ay qaraxyada ka dhaceen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Bishii May ayay ahayd markii Israa&#8217;iil ay weerartay saldhigyo militariga Iiraan ay ku lahaayeen gudaha Suuriya kaddibna Iiraan waxay gantaal ku tuurtay Israa&#8217;iil.<\/p>\n<p align=\"justify\">Isla bishaasi Israa&#8217;iil waxay soo ridday mid ka mid ah diyaaradaha dagaalka ee Suuriya taaso ay sheegtay inay ku xaadgudubtay hawadeeda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Israa&#8217;iil ayaa duqaymo cirka ah ka gaysatay dalka Suuriya, sannadkii lasoo dhaafay ayaa lagu eedeeyay inay weerar ku qaaday garoonka militariga ee Mezzah.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48999\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48999\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49000\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49001\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49002\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Suuriya ayaa beenisay warar sheegaya in qaraxyo is xig-xigay oo ka dhacay garoonka diyaaradaha militariga ay ku leeyihiin magaalada Dhimishiq ay ka dambeeyeen diyaaradaha dagaalka ee Israa&#8217;iil, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda. Warbaahinta maxalliga ee Sanca oo soo xigatay iloo wareedyo militariga ka tirsan ayaa sheegtay in qaraxyada ay ka dhasheen hub lagu qubay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49293,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-49292","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49292","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49292"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49292\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49295,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49292\/revisions\/49295"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49293"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49292"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49292"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49292"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}