{"id":4929,"date":"2011-12-18T17:05:34","date_gmt":"2011-12-18T17:05:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4929"},"modified":"2011-12-18T17:05:34","modified_gmt":"2011-12-18T17:05:34","slug":"rag-ku-labsan-dareeska-dawlada-oo-wariye-csaalan-xiis-ku-dilay-magalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/12\/rag-ku-labsan-dareeska-dawlada-oo-wariye-csaalan-xiis-ku-dilay-magalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Rag  ku labsan dareeska dawlada oo wariye c\/saalan xiis ku dilay magalada muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><em>Wararka somaliya<\/em><\/strong><strong><em> <\/em><\/strong><\/p>\n<p>Allaha ha naxriistee weriye C\/salaan Sheekh Xassan Xiis oo kamid ah saxafiyiinta ka hawlgala Tv-ga Horn Cable xaruntiisa muqdisho iyo idaacada VOD ee magalaada muqdisho ayaa galabta rag hubeesan ooo \u00a0kulabisan dereeska ciidamada maltariga ku rasaaseyeen dagamada x\/jajab ee gobolka banaadir.<\/p>\n<p>Allaha u naxaarsiitee C\/salaan\u00a0 Sheekh Xasan (Xiis) ayaa xiliga la dilaya waxaa uu marayay inta u dhexaysa Isgoyska Xamarjajab iyo Hotelka Madiina xili uu ku siijeeday xarunta Tv-ga Horn Cable ee muqdisho.<\/p>\n<p>Kooxaha dilka u geystay wariye xiis oo baxsaday ayaa wariyaha rasaas kaga dhufatay madax, lamana garanayo sababta ka dambeesay dilka wariyaha.<\/p>\n<p>Wariyaha oo markii hore soogaaray dhaawaca culus ayaa <a href=\"http:\/\/www.clicksor.com\/\" target=\"_blank\">loo<\/a> qaaday Isbitaalka madiina \u00a0ee magaalada Muqdisho halkaas oo markii dambe uu ku geeryooday sida uu warsom uxaqiijiyay midkami eheldiisa.<\/p>\n<p>Qaarkamid ah wariyaasha ay isla shaqeeyeen wariye c\/salaam xiis ayaa warsom u shegay in allaha hanaxriistee xiis uu ahaa halyeey saxafadeed islamarkaana ay dabi donaan.<\/p>\n<p>Kaamirmaan Yaxye Cali Max\u2019ed oo katirsan TV-ka Horn Cable islamarkaan in muda ah ay wadashaqeeyeen wariye c\/salaan xiis oo ka hadalayay \u00a0dabeecada uu lahaa Allaha u naxaarsiitee C\/salaan Xiis ayaa waxa uu sheegay in uu ahaa nin wanaagsan oo dabeecad leh, sheeko badan, shaqo badan islamarkaana si wanaagsan ula shaqeyn jiray bahda Warbaahint.<\/p>\n<p>Majiroto wax war ah oo ay dawlada KMG ay ka soosaarata dilka wariye c\/salaam xiis oo maanda ay dileen rag labisan dareeska dawlada<\/p>\n<p><strong><em>Hoyga runta iyo xaqiiqda wararka somaaliyeed warsom.com<\/em><\/strong><strong><em><\/em><\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Wararka somaliya Allaha ha naxriistee weriye C\/salaan Sheekh Xassan Xiis oo kamid ah saxafiyiinta ka hawlgala Tv-ga Horn Cable xaruntiisa muqdisho iyo idaacada VOD ee magalaada muqdisho ayaa galabta rag hubeesan ooo \u00a0kulabisan dereeska ciidamada maltariga ku rasaaseyeen dagamada x\/jajab ee gobolka banaadir. Allaha u naxaarsiitee C\/salaan\u00a0 Sheekh Xasan (Xiis) ayaa xiliga la dilaya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4929","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4929","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4929"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4929\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4932,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4929\/revisions\/4932"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4929"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4929"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4929"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}