{"id":49218,"date":"2018-08-31T18:51:55","date_gmt":"2018-08-31T15:51:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49218"},"modified":"2018-08-31T18:52:30","modified_gmt":"2018-08-31T15:52:30","slug":"degmada-afgooye-ee-gshhoose-oo-xaley-dagaal-culusi-ka-dhacey-iyo-xaaladda-sida-ay-waqtigan-tahey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/degmada-afgooye-ee-gshhoose-oo-xaley-dagaal-culusi-ka-dhacey-iyo-xaaladda-sida-ay-waqtigan-tahey\/","title":{"rendered":"Degmada Afgooye ee G\/sh\/hoose oo Xaley Dagaal Culusi Ka Dhacey iyo Xaaladda Sida ay Waqtigan Tahey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/dagal-afgoye.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-49219\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/dagal-afgoye.jpg\" alt=\"\" width=\"948\" height=\"523\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/dagal-afgoye.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/dagal-afgoye-300x165.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 948px) 100vw, 948px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobalka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in saqdii dhexe ee xalay degmada Dagaal culus uu ka dhacay dagaalka oo dhaxmaray ciidamada dowladda iyo xoogagga Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dagaalka ayaa bilowday markii xoogag ka tirsan Al shabab ay saddex jiho ka soo weerareen degmada waxayna dadka deegaanka sheegeen in mar-qura ay ku soo kaceen dhawaaqa rasaasta maleeshiyada kooxda shabab iyo ciidamada dowlada Somaaliya ay is waydaarsanayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Al-shabaab ayaa ka so galay degmada aagagga kala ah Mukayga, Buuno Yarey iyo Jidka Mareerey. Waxaa laxaqiijiyay in uu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay dagaalka<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiil ka tirsan maamulka gobolka Shabeellaha Hoose ayaa Idaacada VOA u sheegay dagaal ay uga geeriyoodeen saddex askari lix kalena kalena ay dhaawacmeen, iyadoo dhanka kooxda Al shabab aan la ogayn khasaaraha soo gaaray<\/p>\n<p align=\"justify\">Goobjoogayaal deegaanka ku sugan ayaa sidoo kale xaqiijiyay gaadiid in lagu gubay dagaalka saqdii dhexe ee xalay dhacay<\/p>\n<p align=\"justify\">Kooxda Al shabab ayaa muddo kooban waxaa ay la wareegeen gacan ku heynta xafado ka mid ah degmada Afgooye oo ay ku jirto Buundada Afgooye iyo Bar koontarool \u00a0oo ciidamada dowladda maamulaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48999\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48999\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49000\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49001\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49002\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobalka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in saqdii dhexe ee xalay degmada Dagaal culus uu ka dhacay dagaalka oo dhaxmaray ciidamada dowladda iyo xoogagga Al-shabaab. Dagaalka ayaa bilowday markii xoogag ka tirsan Al shabab ay saddex jiho ka soo weerareen degmada waxayna dadka deegaanka sheegeen in mar-qura ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49219,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-49218","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49218","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49218"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49218\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49221,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49218\/revisions\/49221"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49219"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49218"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49218"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49218"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}