{"id":49202,"date":"2018-08-29T20:57:37","date_gmt":"2018-08-29T17:57:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49202"},"modified":"2018-08-29T20:58:09","modified_gmt":"2018-08-29T17:58:09","slug":"qalab-lagula-soconayo-canshuuraha-oo-wasaarada-maaliyada-somaliland-soo-bandhigtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/qalab-lagula-soconayo-canshuuraha-oo-wasaarada-maaliyada-somaliland-soo-bandhigtey\/","title":{"rendered":"Qalab Lagula Soconayo Canshuuraha oo Wasaarada Maaliyada Somaliland Soo Bandhigtey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/somaliland1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-49203\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/somaliland1.jpg\" alt=\"\" width=\"823\" height=\"630\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/somaliland1.jpg 499w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/somaliland1-300x230.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 823px) 100vw, 823px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa soo bandhigtay Qalab ay ganacsatada u qaybin doonto oo ay kala socon doonto adeega ay bixiyaan iyo cashuurta ku waajibtay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mashiinadan waxa loo qaybin doona in ka badan boqol hoteel, kuwas oo lagala socon doono cashuurta ku waajibtay adeegyadda ay hoteeladdu bixiyaan sida uu sheegay wasiirka Maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed Aadan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cCashuurtan waxa loo yaqaan GST Goods and service tax \u00a0oo ah badeecada iyo adeega, Waxaanu isla garanay ganacsatada waaweyn ee dalku leeyahay oo ilaa boqol iyo konton ah kuwo wax soo dajiya iyo kuwo dhoofiya, waxaana ku sii bilaabayna hoteelada iyo xafiisyada tikidhada diyaaradaha laga goosto, iyo shirkadaha laydhka iibiya inaanu ku sii tijaabino, cashuurtan xadigeedu waa 5% oo lagu dhufanayo qiimihii alaabta waana cashuuraha isticmaalka looyaqan, Hargeysa ayaanu marka hore ku bilaabana oo boqol iyo afartan hoteel ayaanu u qaybinaynaa qalabkan.\u201dayuu yidhi wasiir Yuusuf.<\/p>\n<p>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2018\/Aug\/2018829636711047276359943qalab%20cashuurta%20lagu%20ogaanayo.JPG\" alt=\"\" width=\"649\" height=\"342\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Maaliyadda Yuusuf Maxamed ayaa sheegay inay horumar balaadhan ku wadaan qaabka cashuurta loo bixinayo iyo qaabka lagu ogaanayo dakhliga, waxaanu xusay in marka ay si fiican uga hirgalaan xaflad loo qaban doono hirgalinta qalabkan casriga ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48999\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48999\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49000\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49001\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49002\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa soo bandhigtay Qalab ay ganacsatada u qaybin doonto oo ay kala socon doonto adeega ay bixiyaan iyo cashuurta ku waajibtay. Mashiinadan waxa loo qaybin doona in ka badan boqol hoteel, kuwas oo lagala socon doono cashuurta ku waajibtay adeegyadda ay hoteeladdu bixiyaan sida uu sheegay wasiirka Maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed Aadan. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49203,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-49202","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49202","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49202"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49202\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49205,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49202\/revisions\/49205"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49203"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49202"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49202"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49202"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}