{"id":49190,"date":"2018-08-28T23:49:31","date_gmt":"2018-08-28T20:49:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49190"},"modified":"2018-08-28T23:49:49","modified_gmt":"2018-08-28T20:49:49","slug":"beel-kamid-ah-beelaha-soomaaliyeed-oo-ku-eedeysey-dawladda-dhexe-in-ay-garab-martey-hannaankii-4-5","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/beel-kamid-ah-beelaha-soomaaliyeed-oo-ku-eedeysey-dawladda-dhexe-in-ay-garab-martey-hannaankii-4-5\/","title":{"rendered":"Beel Kamid ah Beelaha Soomaaliyeed oo Ku Eedeysey Dawladda Dhexe in ay Garab martey Hannaankii 4.5."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beello.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-49191\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beello.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beello.jpg 1280w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beello-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beello-768x576.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beello-1024x768.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka oo ay ka qeybgaleen siyaasiyiinta, wax-garadka, haweenka iyo dhalinyarada beesha Xawaadle ayaa lagu eedeeyay dowladda dhexe ee federaalka in ay hareer-martay hannaankii awood \u2013qeybsiga 4.5 kuna tumatay sida ay hadalka u dhigeen xuquuqdii ay beeshu ku laheyd dowladda dhexe.<\/p>\n<p align=\"justify\">Siyaasiyiintii iyo waxgaradkii ka hadlay kulanka ayaa sheegay in madaxda ugu sareysa, gaar ahaan madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra\u2019iisal wasaare Xassan Cali Kheyre mas\u2019uul ka yihiin cadaallad darrada lagula kacay beesha, iyadoo dhamaan-ba xilalka laga qaaday mas\u2019uuliyiintii ay ku lahaayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, kulanka ayaa laga soo jeediyay War-saxaafadeed ka koobnaa toddobo qodobo oo dhignaa sidatan :<\/p>\n<p align=\"justify\">1 :-Beeshu waxaa ay ku dulman-tahay awood qeybsiga xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay xaq u laheyd Wasiiru-dowle iyo Wasiir ku-xigeenka oo ah mid ku saleysan qaab dhismeedka awood qeybsiga xukuumadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">2 :- Xukuumadda Soomaaliya ayaa sidoo kale ku xadgudubtay xubnihii ay beeshu ku laheyd ciidamada, sida Taliyihii nabad-sugida, Taliye ku-xigeenka Booliiska iyo Taliyayaashii kale ee hoggaannada ciidamada oo dhamaan xilalkii ay ka hayeen dowladda laga qaaday.<\/p>\n<p align=\"justify\">3:- Sidoo kale maamulka dhexe ee dowladda sida Xog-hayayaasha joogtada ah iyo Agaasimayaasha Wasaaraddaha\u00a0 oo aan beesha laga siin-saamiggii ay ku laheyd.<\/p>\n<p>4:- Sidoo kale beesha waxaa ay ku dulmantahay sida lagu yiri war-saxaafadeedka xuquuqdii ay ku laheyd gobolka Banaadir iyo guud ahaan marka la eego qaab-ka dhismeedka waax-yaha maamulka gobolka.<\/p>\n<p align=\"justify\">5:- Beesha ayaa sidoo kale dalbatay in sida ugu dhaqsiyaha badan cadaallada loo mariyo dadka u xiran eedeymaha la xiriira musuqmaasuqa, qofkii aan wax-danbi ah laheyn-na fursad loo siiyo in u howshisii sii wato.<\/p>\n<p align=\"justify\">6 :- Madaxda ugu sareysa dalka ayeey u soo jeedisay beeshu wax\u00a0 in laga qabto tabashadooda iyo cadaallada darrada ay tirsaneyso sida ugu dhaq-siyaha badan lana soo celiyo dhamaan-ba xuquuqihii awood-qeysiga oo ay ku laheyd dowladda dhexe.<\/p>\n<p align=\"justify\">7:- Ugu danbeyntii madaxda ugu sareysa dalka ayaa loogu baaqay in haddii aysan u dhaga-nuglaan tabashada beesha ee ah in ay hesho xaqii ay ku laheyd dowladda dhexe in ay qaadan doonaan iyaga oo wada jira go\u2019aan kama danbeys ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Eedeynta beesha ayaa imaneysa xili dhawaan madaxweynaha dowladda Soomaaliya uu isku shaan-dheyn ku sameeyay hoggaanka ciidamada, dhinaca kala xabsiga la dhiggay xubno ka tirsanaa waax-yaha dowladda oo ku eedeysan musuq-maasuq.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/MTn33JFmzZk?ecver=1\" width=\"680\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48999\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48999\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49000\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49001\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49002\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulanka oo ay ka qeybgaleen siyaasiyiinta, wax-garadka, haweenka iyo dhalinyarada beesha Xawaadle ayaa lagu eedeeyay dowladda dhexe ee federaalka in ay hareer-martay hannaankii awood \u2013qeybsiga 4.5 kuna tumatay sida ay hadalka u dhigeen xuquuqdii ay beeshu ku laheyd dowladda dhexe. Siyaasiyiintii iyo waxgaradkii ka hadlay kulanka ayaa sheegay in madaxda ugu sareysa, gaar ahaan madaxweynaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49191,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-49190","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49190","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49190"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49190\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49192,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49190\/revisions\/49192"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49191"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49190"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49190"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49190"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}