{"id":4919,"date":"2011-12-14T16:59:04","date_gmt":"2011-12-14T16:59:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4919"},"modified":"2011-12-14T16:59:04","modified_gmt":"2011-12-14T16:59:04","slug":"warsom-oo-qiimen-ku-samendonto-wariyaasha-iyo-warbaahinta-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/12\/warsom-oo-qiimen-ku-samendonto-wariyaasha-iyo-warbaahinta-somaliya\/","title":{"rendered":"Warsom oo qiimen ku samendonto wariyaasha iyo warbaahinta somaliya"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><em>Wararka somalaya<\/em><\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Akhristayaasha \u00a0sharafta leh ee\u00a0 wakaalada wararka soomaaliyeed ee warsom.com waxaa lagu wargalinayaa in warsom sanadaka cusub ee<strong> 2012<\/strong> idin soo bandhigeyso qiimeen ay ku sameeysay wariyaasha \u00a0iyo warbaahinada somaliya qeybaheeda kala badalan sida: Wakaaladaha \u00a0, Talvissionada, Idaacadah, Wabsetyada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dhanka wariyaasha waxaa qimeen lagu sameen donaa wariyaasha ug fiican dhanka Barnaamij soosaarida, Wardoonka, Turjimaada, \u00a0Wareesi qaadista iyo Wariyaasha u shaqeeya warbaahinada calaamka iwm.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wakaalada qiimeenata ay sameenayso ma`ahan mid ay warbaahin ama wariye ku xayeesiinayso waxaan idin soo gudbnaynaa waxa lagu doortay warbaahinta iyo wariyaha.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ujeedada wakaalada warsom ay ka leedahay waa dhiiri galin ay u sameenayso dhamaan wariyaasha warbaahinad sooomaaliyeed .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Goor dhaw kala soco warsom.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Wararka somalaya &nbsp; Akhristayaasha \u00a0sharafta leh ee\u00a0 wakaalada wararka soomaaliyeed ee warsom.com waxaa lagu wargalinayaa in warsom sanadaka cusub ee 2012 idin soo bandhigeyso qiimeen ay ku sameeysay wariyaasha \u00a0iyo warbaahinada somaliya qeybaheeda kala badalan sida: Wakaaladaha \u00a0, Talvissionada, Idaacadah, Wabsetyada. &nbsp; Dhanka wariyaasha waxaa qimeen lagu sameen donaa wariyaasha ug fiican dhanka Barnaamij [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4919","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4919","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4919"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4919\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4925,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4919\/revisions\/4925"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4919"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4919"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4919"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}