{"id":49152,"date":"2018-08-27T03:52:00","date_gmt":"2018-08-27T00:52:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49152"},"modified":"2018-08-27T05:00:55","modified_gmt":"2018-08-27T02:00:55","slug":"todobo-xisbi-siyaasadeed-oo-maanta-gudiga-madaxabanaan-ee-doorashooyinka-qaranku-gudoonsiiyeen-shahaadada-kmg","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/todobo-xisbi-siyaasadeed-oo-maanta-gudiga-madaxabanaan-ee-doorashooyinka-qaranku-gudoonsiiyeen-shahaadada-kmg\/","title":{"rendered":"Todobo Xisbi Siyaasadeed oo Maanta Gudiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranku Gudoonsiiyeen Shahaadada KMG."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/xaliima-yarey-iyo-sayid-cali.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49157\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/xaliima-yarey-iyo-sayid-cali.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"639\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/xaliima-yarey-iyo-sayid-cali.jpg 960w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/xaliima-yarey-iyo-sayid-cali-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/xaliima-yarey-iyo-sayid-cali-768x511.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Gudiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya ayaa Maanta Xaflad ka Dhacdey Magaalada Muqdisho ku Gudoonsiiyey Shahaadada KMG Xisbiyo Siyaasadeed,Kuwaas oo ka kooban Illaa 7 Xisbi Siyaasadeed,<\/p>\n<p>Xisbiyadan oo In muddo ah ku Guda Jirey Sidii ay U buuxin Lahaayeen Shuruudaha Laga Rabo Xisbi Siyaasi ah ayaa Waxaa u Suura Gashey In GMDQ Gudoonsiiyaan Shahaadada iyadoo ay Goobta Ka Hadleen Gudoomiyaha GMDQ Xaliimo Ismaaciil Ibraahim Xaliimo Yarey,Gudoomiye kuxigeenka GMDQ Sayid Cali,Qaar kamid ah Mdaxda Xisbiyada Shahaadada Gudoomey ayaa Dhamaantood Isku Raacey in ay Farxad weyn u Tahey Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed Meesha Maanta la marayo,Taas oo Mahaddeeda Alle ka Sokoow ay Leeyihiin GMDQ iyo Xafiiska Diiwaangelinta xisbiyada Siyaasada oo Juhdi iyo Waqti badan galiyey in ay Hawshan Qaranku u Igmadey Halkan Keenaan.<\/p>\n<p>Xisbiyadan Shahaadada Maanta Gudoomey oo Kala ahaa :<\/p>\n<p>1 Xisbiga Shaqaalaha Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>2 Xisbiga Xorriyadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>3 Xisbiga Muwaadiniinta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>4 Xisbiga Midnimo Qaran.<\/p>\n<p>5 Xisbiga Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>6 Xisbiga Isbedeldoonka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>7 iyo Xisbiga ILEYS.<\/p>\n<p>Xisbiyadan ayaa Dhamaantood Sheegay in ay Aad u gu Faraxsanyihiin Shahaadada ay Heleen iyagoo Balan qaadey in ay dhawri doonaan Qawaaniinta Dalka U taal ayna Guda geli doonaan hawlaha kale ee ay Maanta Xaqa u Heleen Isla Markaasna Amaaney Hawlaha Diiwaan gelinta ee Xafiiska Diiwaan gelinta Xisbiyada\u00a0 iyo GMDQ.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48999\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48999\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49000\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49001\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49002\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya ayaa Maanta Xaflad ka Dhacdey Magaalada Muqdisho ku Gudoonsiiyey Shahaadada KMG Xisbiyo Siyaasadeed,Kuwaas oo ka kooban Illaa 7 Xisbi Siyaasadeed, Xisbiyadan oo In muddo ah ku Guda Jirey Sidii ay U buuxin Lahaayeen Shuruudaha Laga Rabo Xisbi Siyaasi ah ayaa Waxaa u Suura Gashey In GMDQ Gudoonsiiyaan Shahaadada iyadoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49157,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-49152","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49152","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49152"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49152\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49161,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49152\/revisions\/49161"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49157"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49152"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49152"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49152"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}