{"id":49121,"date":"2018-08-25T21:35:58","date_gmt":"2018-08-25T18:35:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49121"},"modified":"2018-08-25T21:40:52","modified_gmt":"2018-08-25T18:40:52","slug":"saraakiil-iyo-ciidamo-maanta-loo-xir-xirey-arrimo-la-xiriira-musuq-maasuq-oo-garaya-illaa-iyo-28-xubnood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/saraakiil-iyo-ciidamo-maanta-loo-xir-xirey-arrimo-la-xiriira-musuq-maasuq-oo-garaya-illaa-iyo-28-xubnood\/","title":{"rendered":"Saraakiil iyo Ciidamo Maanta Loo Xir Xirey Arrimo La Xiriira Musuq-Maasuq oo Garaya Illaa iyo 28 Xubnood."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/xarig-ciidan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-49122\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/xarig-ciidan.jpg\" alt=\"\" width=\"979\" height=\"653\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/xarig-ciidan.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/xarig-ciidan-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 979px) 100vw, 979px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Taliye ku-xigeenka hay\u2019adda danbi-baarista dowladda Soomaaliya Bashiir Nuur Geedo oo maanta warbaahinta kula hadlayay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in la xiray ku dhawaad 28 ruux oo isugu jira saraakiil iyo ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waxaan rabaa in aan halkan ka cadeeyo waxaa jira xabsiga dhexe ee dalka 28 ruux oo isugu jiray saraakiil iyo ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliyeed, kuwaa ku eedeysan in ay faraha kula jireen arrimo la xiriira ,musuqmaasuq\u2019\u2019 ayuu yiri taliye ku-xigeenka hay\u2019adda danbi-baarista.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliye-ku-xigeenka ayaa intaa ku daray in fal danbiyeed lagu eedeynayo xubnaha xiran uu dhibaato u keentay hab-sami u socodkii howlaha ciidamada iyo sugida nabad-galyada, isaga oo intaa raaciyay in wali baaritaanno socdaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waa tiradii ugu badneyd ee ka tirsan ciidamada dowladda oo waayadan dowladdu soo bandhigtay iyadoo lagu eedeynayo arrimo salka ku haya musuq-maasuq.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa hadda u muuqata in ay u jiheysatay wax ay ugu yeereen la dagaalanka musuqmaasuqa, laakiin ay jiraan dad badan oo su\u2019aalo ka keenay ilaa xeer inta hay\u2019addaha arrimahan ku shaqada leh u madax-bannaan yihiin in ay la dagaalamaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hanti dhowrka guud ee Qaranka Maxamed Cali Afgooye ayaa dhawaan sheegay in baaritaannada la xiriira musuq maasuq la wadi doono ilaa laga gaaro xafiisyada madaxweynaha iyo ra\u2019iisal wasaaraha dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48999\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48999\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49000\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49001\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49002\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliye ku-xigeenka hay\u2019adda danbi-baarista dowladda Soomaaliya Bashiir Nuur Geedo oo maanta warbaahinta kula hadlayay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in la xiray ku dhawaad 28 ruux oo isugu jira saraakiil iyo ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya \u2018\u2019Waxaan rabaa in aan halkan ka cadeeyo waxaa jira xabsiga dhexe ee dalka 28 ruux oo isugu jiray saraakiil iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49122,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-49121","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49121","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49121"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49121\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49124,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49121\/revisions\/49124"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49122"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49121"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49121"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49121"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}