{"id":49113,"date":"2018-08-25T20:28:37","date_gmt":"2018-08-25T17:28:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49113"},"modified":"2018-08-25T20:30:51","modified_gmt":"2018-08-25T17:30:51","slug":"deegaanada-ismaamulka-soomaalida-itoobiya-oo-adeegii-internetka-dib-ugu-soo-laabtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/deegaanada-ismaamulka-soomaalida-itoobiya-oo-adeegii-internetka-dib-ugu-soo-laabtey\/","title":{"rendered":"Deegaanada Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo Adeegii Internetka Dib ugu Soo laabtey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/jigjiga-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-49114\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/jigjiga-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1057\" height=\"594\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/jigjiga-1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/jigjiga-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1057px) 100vw, 1057px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xiriirkii Internet \u2013ka deegaannada Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa dib u soo noqday, gaar ahaan magaalada Jigjiga sida ay warbaahinta u sheegeen dadka deegaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qof ka mid ah dadka degan magaalada Jigjiga ayaa u sheegay wakaallada wararka China Xinhua in galab-nimadii Jimcaha shalay dib loo helay adeegii Internetka guud ahaa dhulka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin wali ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinac xukuumadda dhexe ee Itoobiya ee la xiriira dib u soo noqoshada Internet \u2013ka iyo waliba markii hore oo hawada laga saaray intaba.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hasse ahaatee adeega Internet-ka ayaa go\u2019ay 04, bisha August oo ciidamada Itoobiya fara-gali ku sameeyeen xarumihihi waaweynaa ee looga arriminayay dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiy, kaddib rabashado Qowmiyadu ku saleysan oo ka dhacay deegaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wax yar uun kaddib markii fara-galinta ciidamada dowladda dhexe ee Itoobiya waxaa xilkii ka degay madaxweynihii muddada dheer soo xukumayay deegaanka Cabdi Maxamuud Cumar oo waqtigaa xilka ku wareejiyay wasiirkiisii maaliyada Axmed Cabdi Maxmed Ilkacase.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hasse ahaatee fadhig golaha fulinta xisbiga ka arimiya deegaanka ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa ayaa madaxweyne loogu doortay in uu deegaanka ka noqdo Mustafe Maxmuud Cumar Cagjar.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48999\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48999\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49000\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49001\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49002\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xiriirkii Internet \u2013ka deegaannada Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa dib u soo noqday, gaar ahaan magaalada Jigjiga sida ay warbaahinta u sheegeen dadka deegaanka. Qof ka mid ah dadka degan magaalada Jigjiga ayaa u sheegay wakaallada wararka China Xinhua in galab-nimadii Jimcaha shalay dib loo helay adeegii Internetka guud ahaa dhulka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Laakiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49114,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-49113","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49113","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49113"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49113\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49116,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49113\/revisions\/49116"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49114"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49113"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49113"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49113"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}