{"id":49108,"date":"2018-08-25T20:11:51","date_gmt":"2018-08-25T17:11:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49108"},"modified":"2018-08-25T20:19:09","modified_gmt":"2018-08-25T17:19:09","slug":"rwazaaraha-itoobiya-abiy-ahmed-oo-mareykanku-kala-hadley-dib-u-habeynta-xuquuqda-aadanha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/rwazaaraha-itoobiya-abiy-ahmed-oo-mareykanku-kala-hadley-dib-u-habeynta-xuquuqda-aadanha\/","title":{"rendered":"R\/wazaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo Mareykanku Kala Hadley Dib u Habeynta Xuquuqda Aadanha."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/abiy2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-49109\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/abiy2.jpg\" alt=\"\" width=\"1005\" height=\"565\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/abiy2.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/abiy2-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1005px) 100vw, 1005px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wafdigan Mareykanka ka socday ee gaaray Arbacadii ina dhaaftay ee todobaad hore magaalada Addis Ababa waxaa hoggaaminayay Xildhibaan Christopher Smith, iyaga oo kulan Khamiistii ay la yeesheen ra\u2019iisal wasaaraha Itoobiya kala hadlay dib \u2013u-habeyn lagu sameeyo siyaasada la xiriirta dhowrista Xuquuqda Aadanaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Isaga oo la hadlay warbaahinta ayuu Christopher Smith sheegay in socdaalkoodu ahaa mid ku saleysan sidii ay u ogaan lahaayeen dareenka ra\u2019iisal wasaaraha ee la xiriira dib-u-habeynta siyaasada Xuquuqda Aadaha iyo waliba guud ahaan isbadallada ka jira dalka tan iyo markii uu xafiiska la wareegay ra\u2019iisal wasaare Abiy.<\/p>\n<p align=\"justify\">Labada dhinac ayaa sidoo kale ka wada hadlay xaalada ugu danbeeyay ee gobolka geeska Africa, waxaana uu ra\u2019iisal wasaare Abiy wafdiga ka socday Mareykanka uu sharaxaad guud ka siiyay is-badallada maamulkiisa ee la xiriira dhinac-yada Siyaasada, Dhaqaalaha iyo waliba Xuquuqul Insaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wafdiga ayaa dhinacooda ballan qaaday taageero joogta ah oo ay siin doonaan ka miro-dhalinta is badallada uu waddo maamulka uu madaxda ka yahay ra\u2019iisal wasaare Abiy Ahmed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Abiy ayaa lagu amaanay si deg deg ah ee markiiba uu dalka uga hergaliyay siyaasad ku dhisan Cadaallada iyo\u00a0 Dimuquraadiyad, isaga oo xabsiyada ka sii daayay tiro maxaabiis ah oo loo xir xiray arrimo siyaasadeed iyo in uu wadamada dariska ah u fidiyay gacan \u2013nabadeed, gaar ahaan marka la eego heshiiskii uu la galay dalka Eritrea.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wafdigan ka socday dowladda Mareykanka ee tagay Addis Ababa ayaa noqonaya kii ugu ballaarnaa halkaa booqda tan iyo markii uu xafiiska la wareegay Abiy Ahmed.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48999\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48999\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49000\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49001\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49002\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdigan Mareykanka ka socday ee gaaray Arbacadii ina dhaaftay ee todobaad hore magaalada Addis Ababa waxaa hoggaaminayay Xildhibaan Christopher Smith, iyaga oo kulan Khamiistii ay la yeesheen ra\u2019iisal wasaaraha Itoobiya kala hadlay dib \u2013u-habeyn lagu sameeyo siyaasada la xiriirta dhowrista Xuquuqda Aadanaha. Isaga oo la hadlay warbaahinta ayuu Christopher Smith sheegay in socdaalkoodu ahaa mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49109,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-49108","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49108","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49108"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49108\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49112,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49108\/revisions\/49112"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49109"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49108"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49108"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49108"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}