{"id":49035,"date":"2018-08-21T04:38:35","date_gmt":"2018-08-21T01:38:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49035"},"modified":"2018-08-21T04:57:03","modified_gmt":"2018-08-21T01:57:03","slug":"hadallo-ay-maamul-goboleedka-puntland-warbaahinta-u-mariyeen-maamulka-somaliland-oo-ay-ka-jawaabeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/hadallo-ay-maamul-goboleedka-puntland-warbaahinta-u-mariyeen-maamulka-somaliland-oo-ay-ka-jawaabeen\/","title":{"rendered":"Hadallo ay Maamul Goboleedka Puntland Warbaahinta u Mariyeen Maamulka Somaliland oo ay ka Jawaabeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/somaliland-jwb.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-49036\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/somaliland-jwb.jpg\" alt=\"\" width=\"1025\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/somaliland-jwb.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/somaliland-jwb-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1025px) 100vw, 1025px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xukuumadda Somaliland ayaa ka jawaabtay hadalo hanbajaad ahaa oo ka soo yeedhay maamulka Puntland ee Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Afhayeenka wasaarada Gaashaandhiga Somaliland Cumar Cabdirisaaq ayaa sheegay inay tixgalinayaa go\u2019aamadii ka soo baxay urur goboleedka IGAD iyo xafiiska wakiilka UN-ta u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya ee ahaa in deegaankaasi nabad lagu soo celiyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMadaxda muddo kordhiska raba waxay maalin kasta warbaahinta la soo fadhiyaan kala fogeynta shacabka iyo waliba sidii ay fadqalalo uga ridi lahaayeen deegaanada Nabadda iyo harumarku ka jiro ee ka badbaaday maleeshiyadaas, ciidanka Somaliland wali may gaadhin xuduuda rasmiga ah ee aanu leenahay, taasi oo ah kambalka Garoowe ee maamulkaasi, balse waxaanu tixgalinaynaa oo dhowraynaa shacabka deegaanadaasi oo aanu barakac u diidanayn iyo si aysan cabdsi badan u dareemin ciidamadaasi dushooda yimid, Tukaraq waa deegaan Somaliland ka tirsan\u201dayaa lagu yidhi war-saxaafadeedkaasi ka soo baxay wasaaradda Gaashandhiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cSomaliland waxa ka go\u2019an nabad ku wada noolaanshaha wadamada jaarka, balse ma aqbalayso cid kasta oo xuduudaheeda ku soo xad gudubta, wasaarada gaashaandhiga iyo ciidanka qaranku waxa ka go\u2019an in ay sugaan xuduudda kala duwan ee dalka, waxaanu dignin u dirayna maamulka puntland ee soomaaliya oo aanu leenahay nabad ku wada noolaanshaha mandaqada waanu tixgalinaynaa hadiisa aad tixgalin waydaan waxaad kala kulmi doontaan wixii aad hore ciidan kaa xoog badan kala kulmi jirtay\u201dayaa lagu yidhi qoraalkaasi ka soo baxay wasaaradda Gaashaandhiga SOmaliland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Puntland ayaa sheegtay in ay dagaal ku qaadi doonto hadii aanay ciidanka Somaliland dib ugu noqon deegaanadoodda.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48999\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48999\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49000\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49001\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49002\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadda Somaliland ayaa ka jawaabtay hadalo hanbajaad ahaa oo ka soo yeedhay maamulka Puntland ee Soomaaliya. Afhayeenka wasaarada Gaashaandhiga Somaliland Cumar Cabdirisaaq ayaa sheegay inay tixgalinayaa go\u2019aamadii ka soo baxay urur goboleedka IGAD iyo xafiiska wakiilka UN-ta u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya ee ahaa in deegaankaasi nabad lagu soo celiyo. \u201cMadaxda muddo kordhiska raba waxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49036,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-49035","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49035","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49035"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49035\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49038,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49035\/revisions\/49038"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49036"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49035"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49035"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49035"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}