{"id":49018,"date":"2018-08-20T23:02:54","date_gmt":"2018-08-20T20:02:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49018"},"modified":"2018-08-20T23:03:25","modified_gmt":"2018-08-20T20:03:25","slug":"xubno-ka-tirsanaa-golaha-fulinta-iyo-golaha-dhexe-oo-laga-saarey-xisbiga-dawlad-deegaanka-soomaalida-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/xubno-ka-tirsanaa-golaha-fulinta-iyo-golaha-dhexe-oo-laga-saarey-xisbiga-dawlad-deegaanka-soomaalida-itoobiya\/","title":{"rendered":"Xubno Ka Tirsanaa Golaha Fulinta iyo Golaha Dhexe oo Laga Saarey Xisbiga Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/dawlad-deganka-somalida.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-49019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/dawlad-deganka-somalida.jpg\" alt=\"\" width=\"1083\" height=\"609\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/dawlad-deganka-somalida.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/dawlad-deganka-somalida-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1083px) 100vw, 1083px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Kaddib kulan maalmihii ugu danbeeyayba uga soconayay magaalada Addis Ababa xubnaha ugu sareeya xisbiga ka arimiya dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa leysku afgartay in ka mid ahaanshaha xisbiga laga saaro saddex xubnood oo ku ku eedeysan in ay ka danbeeyeen rabshadii ka dhacay magaalooyinka waaweyn ismaamulka Soomaalida.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shir jaraa&#8217;id oo uu Axmed Shide ku qabtay Addis ababa, kaddib gabagabadii kulankaas, ayuu ku sheegay in 3 xubnood laga saaray guddiga fulinta, 8 xubnoodna laga saaray golaha dhexe ee xisbiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha ayaa sheegay in xisbigu go\u2019aaday in tallaaabo laga qaaday cid kasta oo qeyb ka noqotay kicinta bulshada iyo rabashadii dhimashada sababay ee ka dhacay deegaannada Ismaamulka Soomaalida Itoobiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waxaa jirta talaabo xagga sharciga la xiriirta oo laga qaadayo dadka dambiyada gaystay intii ay rabshaduhu socdeen, &#8220;ayuu yiri Axmed Shide.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin guddoomiye Shide ma uusan sheegin magacyada xubnaha isku darkoodu gaarayo 11ka ruux ee laga saaray golaha fulinta iyo golaha dhexe ee xisbiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hadalka wasiir Axmed Shide ayaa ku soo beegmaya ayadoo magaalada Addis Ababa ay sidoo kale kulan u fadhiyaan guddoomiyeyaasha 11ka gobol ee DDSI iyo 5ta xubnood ee gobol kasta ugu sarraysa xagga maamulka, iyo sidoo kale wasiirrada iyo wasiir ku xigeennada maamulka DDSI.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48999\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48999\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49000\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49001\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49002\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kaddib kulan maalmihii ugu danbeeyayba uga soconayay magaalada Addis Ababa xubnaha ugu sareeya xisbiga ka arimiya dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa leysku afgartay in ka mid ahaanshaha xisbiga laga saaro saddex xubnood oo ku ku eedeysan in ay ka danbeeyeen rabshadii ka dhacay magaalooyinka waaweyn ismaamulka Soomaalida. Shir jaraa&#8217;id oo uu Axmed Shide ku qabtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49019,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-49018","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49018","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49018"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49018\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49021,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49018\/revisions\/49021"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49019"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49018"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49018"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49018"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}