{"id":49010,"date":"2018-08-20T01:17:43","date_gmt":"2018-08-19T22:17:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49010"},"modified":"2018-08-20T01:18:13","modified_gmt":"2018-08-19T22:18:13","slug":"hanti-dhawraha-guud-ee-qaranka-soomaaliya-oo-cadeeyey-in-isla-xisaabtanku-gaarayo-xaafiisyada-mweynaha-iyo-rwazaaraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/hanti-dhawraha-guud-ee-qaranka-soomaaliya-oo-cadeeyey-in-isla-xisaabtanku-gaarayo-xaafiisyada-mweynaha-iyo-rwazaaraha\/","title":{"rendered":"Hanti Dhawraha Guud ee Qaranka Soomaaliya oo Cadeeyey in Isla Xisaabtanku Gaarayo Xaafiisyada M\/weynaha iyo R\/wazaaraha."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hantidhawrka-guud.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-49011\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hantidhawrka-guud.jpg\" alt=\"\" width=\"1091\" height=\"727\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hantidhawrka-guud.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hantidhawrka-guud-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1091px) 100vw, 1091px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Iyadoo maalmihii ugu danbeeyay-ba xafiiska hanti-dhowrka guud ee dowladda Soomaaliya uu ku howlanaa daba-gal lagu sameynayo hay\u2019addaha iyo mas\u2019uuliyiinta dowladda oo qaarkood hadda xabsiga loo dhigay arrimo musuq-maasuq la xiriira ayaa sheegay in isla xisaabtanku gaari doono xafiis-yada madaxweynaha iyo ra\u2019iisal wasaaraha dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxamed Maxamuud Cali Afgooye hanti-dhowraha Qaranka oo maanta kulan la yeeshay guddiga maaliyada Baarlamaanka ayaa tafaasiil dheeraad ah ka siiyay tallaabooyinkii ugu danbeeyay ee uu xafiisku qaaday.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cXafiiskeyga howlo muhiim ah ayuu wadaa, sida aad la socotaan waxa hada xiran oo baaris ay ku socotaa masuuliyiin ka tirsan hay\u2019addaha Dowladda oo arrimo Musu maasuq lagu soo eedeeyay, kuwa kalena wa ku daba jirnaa\u201d. ayuu yiri Hanta dhowraha Qaranka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201c Sidoo kale waxa idiin balan qaaadaya in isla xisaabtanka aan wado inan gaarsiinayo xafiisyada sare ee dowladda sida xafiiska Madaxweynaha iyo Ra\u2019isal wasaaraha, hada waxa socdo baaris kale oo aan ku wadno hay\u2019addo ka tirsan dowladda\u201d. ayuu yiri hanti dhowraha qaranka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hanti dhowraha Qaranka Mudane Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) ayaa guddiga Maaliyadda ka codsaday iney kala shaqeeyaan meel marinta sharciga Hanta dhowrka oo Golaha wasiirada ay ansixiyeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiye ku xigeenka guddiga maaliyadda ee Golaha Shacabka Maxamed Aadan Macalin oo kulanka ka hadlay ayaa bogaadiyay shaqada wanaagsan ee uu wado Hanti dhowrha, sidoo kale waxa ay ka codsadeen inuu sii laba jibaaro howlaha la xisaabtanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201c Aad baa u bogaadinaya howsha wanaagsan ee ka socota xafiiska hanta dhowraha, guddiga maaliyadda waxa uu balan qaadaya inuu la shaqeynayo hanta dhowraha si loo ciribtiro musuq maasuqa, sidoo kale sharciga hanta dhowraha wa ka shaqeyneynaa wixii talooyin ah wa ku biirineynaa\u201d. ayuu yiri guddoomiye ku xigeenka guddiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulankan ayaa qeyb ka ah kullamada Guddiga uu la yeelanayo hay\u2019addaha iyo Guddiyada Madaxa banaan ee shaqo wadaaga ay yihiin.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48999\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48999\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49000\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49001\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49002\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo maalmihii ugu danbeeyay-ba xafiiska hanti-dhowrka guud ee dowladda Soomaaliya uu ku howlanaa daba-gal lagu sameynayo hay\u2019addaha iyo mas\u2019uuliyiinta dowladda oo qaarkood hadda xabsiga loo dhigay arrimo musuq-maasuq la xiriira ayaa sheegay in isla xisaabtanku gaari doono xafiis-yada madaxweynaha iyo ra\u2019iisal wasaaraha dalka. Maxamed Maxamuud Cali Afgooye hanti-dhowraha Qaranka oo maanta kulan la yeeshay guddiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49011,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-49010","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49010","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49010"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49010\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49013,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49010\/revisions\/49013"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49011"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49010"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49010"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49010"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}