{"id":48989,"date":"2018-08-19T23:09:06","date_gmt":"2018-08-19T20:09:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48989"},"modified":"2018-08-20T01:21:28","modified_gmt":"2018-08-19T22:21:28","slug":"kuraas-ka-banaanaadey-barlamaan-federalka-soomaaliya-oo-gmdq-soomaaliya-sheegeen-in-ay-soo-buuxinayaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/kuraas-ka-banaanaadey-barlamaan-federalka-soomaaliya-oo-gmdq-soomaaliya-sheegeen-in-ay-soo-buuxinayaan\/","title":{"rendered":"Kuraas Ka Banaanaadey Barlamaan Federalka Soomaaliya oo GMDQ Soomaaliya Sheegeen in ay Soo Buuxinayaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/xalima-yarey.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48990\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/xalima-yarey.jpg\" alt=\"\" width=\"1040\" height=\"693\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/xalima-yarey.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/xalima-yarey-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1040px) 100vw, 1040px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Qaran Xaliimo Ismaaciil (Xaliima Yareey) ayaa ku dhawaaqday in ay bilaabeen howsha soo buuxinta saddex kursi oo ka banaan Golaha Shacabka oo lagu dooranayo Baydhabo iyo Dhuusa-mareeb.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa ay sheegtay in Kursaatan loo tartamayo labo ka mid ah doorashadooda ka dhici doonto magaalada Baydhabo, waxaana ka mid ah \u00a0kursiga uu baneeyay Taliyaha Hey\u2019adda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Xuseen Cismaan Xuseen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kursiga labaad ayaa waxaa ka geeriyooday Xildhibaan lagu magacaabi Khaliif Sheekh C\/llaahi oo laga soo doortay deegaanada Koofur Galbeed, horaantii sanadkan ku geeriyooday magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kursiga soo haray ee saddexaad ayaa waxaa iska casilay Xildhibaan C\/qaadir Gaafow Maxamuud oo lagu soo doortay Cadaado, kana mid ahaa kuraastii doorashadooda shakiga la geliyay, waxaana wararka qaar in kursigaas uu u tartamayo walaalkiis Taliyihii hore ee Nabadsugida Jen. C\/llaahi Gaafoow.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xaliimo Yareeey ayaa ku dhawaaqday in ay bilaabeen howsha soo buuxinta 3-kursi oo ka bannaan Golaha Shacabka lagu dooranay Beydhabo iyo Dhuusamareeb.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddiga Doorashada ayaa horay u qabtay doorashooyin kuraas ka banaanaa Golaha Shacabka, kuwaasoo doorashooyinkooda ka kala dhacay magaalooyinka Jowhar, Dhuusa-mareeb iyo Kismaayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48586\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48587\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Qaran Xaliimo Ismaaciil (Xaliima Yareey) ayaa ku dhawaaqday in ay bilaabeen howsha soo buuxinta saddex kursi oo ka banaan Golaha Shacabka oo lagu dooranayo Baydhabo iyo Dhuusa-mareeb. Waxaa ay sheegtay in Kursaatan loo tartamayo labo ka mid ah doorashadooda ka dhici doonto magaalada Baydhabo, waxaana ka mid ah \u00a0kursiga uu baneeyay Taliyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48990,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-48989","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48989","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48989"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48989\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48993,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48989\/revisions\/48993"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48990"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48989"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48989"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48989"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}