{"id":48943,"date":"2018-08-18T00:12:16","date_gmt":"2018-08-17T21:12:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48943"},"modified":"2018-08-18T00:15:36","modified_gmt":"2018-08-17T21:15:36","slug":"xeerka-iibka-qaranka-soomaaliya-oo-dawladda-soomaaliya-doonayso-in-ay-hirgeliso-xilligan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/xeerka-iibka-qaranka-soomaaliya-oo-dawladda-soomaaliya-doonayso-in-ay-hirgeliso-xilligan\/","title":{"rendered":"Xeerka Iibka Qaranka Soomaaliya oo Dawladda Soomaaliya Doonayso In ay Hirgeliso Xilligan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/iibka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48944\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/iibka.jpg\" alt=\"\" width=\"1002\" height=\"563\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/iibka.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/iibka-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1002px) 100vw, 1002px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Kaddib kulan magaalada Muqdisho ay ku yeesheen\u00a0 xubnaha golaha Wasiirradda Soomaaliya ayaa hay\u2019addaha iyo wasaaraddaha kala duwan ee dowladda lagu amray\u00a0 in ay ixtiraamaan, raacaan kuna dhaqmaan sharciga iibaka qaranka ee dalka u yaalla si qandaraasyada la bixinayo iyo heshiisyada lala gelayo hay\u2019adaha caalamiga ah ay u noqdaan kuwa sharciyaysan oo loo maray hannnaanka saxda ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiiru dawlaha xafiiska ra\u2019iisul Wasaaraha Cabdullaahi Xaamud Maxamed ayaa tilmaamay in dhaqan-gelinta sharciga iibka qaranka oo qabyo u ah wasaaradda maaliyadda looga dooday kulankii golaha wasiirrada ee maanta kaas uu uu shir-guddoominayay Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Cali Khayre.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cKulnka waxaa looga hadlay arrimaha iibka qaranka iyo habsami u raaca sharicga ka yaalla iibka qaranka si ay hay\u2019adaha dawliga ah iyo wasaarahuba ay ugu dhaqmaan. sharcigaas waxaa uu qabyo u yahay wasaaradda maaliyadda hasse ahaatee waxaa jirta in lagu amray in wasaaruhu ay dhawraan habsami u raaca qandaraasyada iyo heshiisyada la gelayaan hay\u2019adaha caalamiga ah\u201d, ayuu yiri wasiir Xaamud.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasaaradda Maaliyadda ayaa marka ay soo dhamaystirto sharciga iika qaranka waxa ay usoo gudbinaysaa golaha wasiirrada si ay u meel mariyaan kadibna loo hor-geeeyo Baarlamaanka federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka golaha wasiirrada ayaa sidoo kale waxaa looga hadlay qabyo qoraalka hannaanka cadaalada iyo arrimaha amniga iyada oo warbixnno laga dhagaystay wasiirrada difaaca iyo amniga gudaha kuwaas oo ka hadlay isbedeladii ugu danbeeyay ee dhanka amniga iyo qorshaha horumarinta guud ahaan amniga dalka si mawaadiniinta Soomaaliyeed ay ugu noolaadaan amni la isku halayn karo.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48586\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48587\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kaddib kulan magaalada Muqdisho ay ku yeesheen\u00a0 xubnaha golaha Wasiirradda Soomaaliya ayaa hay\u2019addaha iyo wasaaraddaha kala duwan ee dowladda lagu amray\u00a0 in ay ixtiraamaan, raacaan kuna dhaqmaan sharciga iibaka qaranka ee dalka u yaalla si qandaraasyada la bixinayo iyo heshiisyada lala gelayo hay\u2019adaha caalamiga ah ay u noqdaan kuwa sharciyaysan oo loo maray hannnaanka saxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48944,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48943","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48943","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48943"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48943\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48946,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48943\/revisions\/48946"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48944"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48943"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48943"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48943"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}