{"id":48939,"date":"2018-08-17T03:38:08","date_gmt":"2018-08-17T00:38:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48939"},"modified":"2018-08-17T03:46:34","modified_gmt":"2018-08-17T00:46:34","slug":"craxmaan-cumar-cismaan-yariisaw-oo-maxkamadda-ciidamada-qalabka-sida-ku-xukuntey-dil-toogasho-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/craxmaan-cumar-cismaan-yariisaw-oo-maxkamadda-ciidamada-qalabka-sida-ku-xukuntey-dil-toogasho-ah\/","title":{"rendered":"C\/raxmaan Cumar Cismaan Yariisaw oo Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ku Xukuntey Dil Toogasho ah."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/dil-toogasho.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48940\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/dil-toogasho.jpg\" alt=\"\" width=\"986\" height=\"658\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/dil-toogasho.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/dil-toogasho-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 986px) 100vw, 986px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Maxkamada ciidamada qalabka sida ay xukun ku riday askari lagu magacaabo Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow oo horey uga tirsanaa ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 27aad ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Yariisoow ayaa ku eedeysan Marxuum Xasan Abshir Warsame oo ka dhacay magaalada Beladweyne Todobadii bishii February ee sanadkan, isaga oo wixii xiligaa ka danbeeyay u soo baxsaday magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Todobadii bishii July 2018 ayuu isku dayay in uu iska diiwaan-geliyo dugsiga tababarka Booliska ee General Kaahiye, wuxuuna ku dadaalayay badalka magaciisa iyo ku biiristiisa ciidamada Booliska, balse ciidamada oo hayay xogta Yariisow ayaa gacanta ku soo dhigay iyagoo ku wareejiyay xafiiska xeer ilaalinta ciidamada Qalabka sida.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gaashaanle Dhexe Xassan Cabdiraxmaan Aadan Wabiyow oo ka mid ah Garsoorayasha Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa sheegay in Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) go\u2019aankiisa loo tiiriyay Qiraalkiisa oo ahaa in ay kaga fakatay xabad Marxuumka, Markaatiyaal goob joog u ahaa dilka weliba cadeeyay in uusan wax gar-gaar ah u fidin kadib dilka balse uu baxsaday iyo doodii qareenada ee aheyd in loo naxariisto loona fududeeyo ciqaabta maadaama uu qirsan-yahay, waxa ayna Garsoorayaasha gaareen in Ex Dable Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow uu yahay dambiile galay dambiga lagu soo oogay, sidaasna loogu xukumay dil toogasho ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gaashaanle Dhexe Xasan Cabdiraxmaan Aadan Wabiyow ayaa sheegay cidii aan ku qanacsaneyn xukunka Maxkamadda Darajada Koowaad inay u furan tahay racfaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48671\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48671\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48586\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48587\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamada ciidamada qalabka sida ay xukun ku riday askari lagu magacaabo Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow oo horey uga tirsanaa ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 27aad ee gobolka Hiiraan. Yariisoow ayaa ku eedeysan Marxuum Xasan Abshir Warsame oo ka dhacay magaalada Beladweyne Todobadii bishii February ee sanadkan, isaga oo wixii xiligaa ka danbeeyay u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48940,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48939","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48939","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48939"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48939\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48942,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48939\/revisions\/48942"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48940"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48939"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48939"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48939"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}