{"id":48935,"date":"2018-08-17T02:56:53","date_gmt":"2018-08-16T23:56:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48935"},"modified":"2018-08-17T03:09:22","modified_gmt":"2018-08-17T00:09:22","slug":"hayadaha-amniga-qaranka-oo-qaarkood-saraakiil-cusub-loo-magacaabey-halka-kuwo-kalena-la-eryey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/hayadaha-amniga-qaranka-oo-qaarkood-saraakiil-cusub-loo-magacaabey-halka-kuwo-kalena-la-eryey\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adaha Amniga Qaranka oo Qaarkood Saraakiil Cusub Loo Magacaabey Halka kuwo Kalena La Eryey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/taliyeyaal.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48936\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/taliyeyaal.jpg\" alt=\"\" width=\"1086\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/taliyeyaal.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/taliyeyaal-300x144.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1086px) 100vw, 1086px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madax-weynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay taliyayaal ciidan iyo waliba Agaasimaha guud ee madaxtooyada Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo ayaa xilkii ka qaaday taliyihii ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Jen CabdiWali Xusseen Gorad, waxaanan xilkan loo magacaabay Daahir Aadan Cilmi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Fahad Yaasiin oo horay u ahaa agaasimaha guud ee madaxtooyada ayaa hadda noqonaya ku-xigeenka taliyaha hay\u2019adda sirdoonka Qaranka, halka agaasimaha guud ee madaxtooyada loo magacaabay Dr. Aamina Siciid Cali<\/p>\n<p align=\"justify\">Hoose ka akhriso magacyada xubnaha la magacaabay iyo kuwa xilalka qaaday :<\/p>\n<div align=\"justify\">\n<ol start=\"1\" type=\"1\">\n<li>Dr. Aamina Siciid Cali waxaa loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada.<\/li>\n<li>S\/Gaas Daahir Aadan Cilmi ayaa loo magacaabay in uu noqdo Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.<\/li>\n<li>G\/Dhexe Odawaa Yuusuf Raage oo loo dallac-siiyay S\/Guuto ayaa isla markaasna loo magacaabay Abbaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.<\/li>\n<li>S\/Guuto Cabdalla Maxamed Cabdalla waxaa laga qaaday xilkii K\/Xigeennimada Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka.<\/li>\n<li>G\/Sare Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) waxaa laga qaaday xilkii K\/Xigeennimada Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka.<\/li>\n<li>Laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 15\/08\/2018a \u00a0waxaa uu Madaxweynuhu u magacaabay Fahad Yaasiin inuu noqdo ku Xigeenka \u00a0Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka.<\/li>\n<li>S\/Guuto Siciid Axmed Kadiye ayaa loo magacaabay Taliye K\/Xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.<\/li>\n<li>G\/Sare Zakia Xuseen Axmed oo loo dallacsiiyay S\/Guuto ayaa loo magacaabay Taliye K\/Xigeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.<\/li>\n<li>G\/Sare Xasan Nuur Col-ujoog ayaa loo magacaabay Taliyaha Ciidamada Badda.<\/li>\n<\/ol>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48586\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48587\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madax-weynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay taliyayaal ciidan iyo waliba Agaasimaha guud ee madaxtooyada Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa xilkii ka qaaday taliyihii ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Jen CabdiWali Xusseen Gorad, waxaanan xilkan loo magacaabay Daahir Aadan Cilmi. Fahad Yaasiin oo horay u ahaa agaasimaha guud ee madaxtooyada ayaa hadda noqonaya ku-xigeenka taliyaha hay\u2019adda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48936,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48935","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48935","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48935"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48935\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48938,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48935\/revisions\/48938"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48936"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48935"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48935"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48935"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}