{"id":4893,"date":"2011-12-13T10:09:10","date_gmt":"2011-12-13T10:09:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4893"},"modified":"2011-12-13T10:09:10","modified_gmt":"2011-12-13T10:09:10","slug":"shirka-maamul-goboleedyada-soomaaliya-oo-manta-kafurmay-magaalada-caado-magcyada-maamulada-iyo-masuuliyiinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/12\/shirka-maamul-goboleedyada-soomaaliya-oo-manta-kafurmay-magaalada-caado-magcyada-maamulada-iyo-masuuliyiinta\/","title":{"rendered":"Shirka maamul goboleedyada soomaaliya oo manta kafurmay magaalada caado (magcyada maamulada iyo masuuliyiinta )"},"content":{"rendered":"<p>\u00a0<\/p>\n<p><strong><em>Wararka somaaliya<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>Shirkaan oo ay marti galineyso maamulka Ximin iyo Xeeb yaa manta Magaaladda Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa ka furmo shirweyne balaaran, oo ay yeellan doonaan Maamul Goboleedyada ka dhisan gudaha dalka Somaliya.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta Maamul Goboleedyada oo soo gaaray magaaladda Cadaado, ayaa waxay maanta yeellan doonaan shirweyne balaaran, oo ay uga hadli doonaan arrimaha cakiran ee ka jira gudaha dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shirka ayaa waxaa ka qaybgalaya wakiilo iyo madax kala matalaya maamul goboleedyo badan oo ka jira gobolada Mudug Galgaduud Hiran iyo Sh\/ dhexe, waxaana ay kala yihiin sidan.<\/p>\n<p>1. Dooxo State\u00a0 oo uu horkacayay\u00a0 kusimaha madaxweynaha\u00a0 maamulkaasi\u00a0 Maxamuud shido<\/p>\n<p>2. Dooxada Cagaaran State\u00a0 oo ka dhisan shabelleda hoose\u00a0 waxaa horkacayay M\/kuxigeenka Cabdiraxakiin Sheikj\u00a0 Cusman\u00a0 Iyo Marwo Maano\u00a0 Sheikh Abuukar.<\/p>\n<p>3. Hiiraan And midland state\u00a0 M\/Kuxigeen Ahna Kusimaha Madaxweynaha Abuukaate: Cabdulqafaar Axmed Cismaan<\/p>\n<p>4.\u00a0 Ceelbuur State\u00a0 Madaxweyne C\/laahi\u00a0 Maalin Gaafow.<\/p>\n<p>5.\u00a0 Hiiraan Sate\u00a0 Madaxweyne Maxamuud Cabdi Gaab.<\/p>\n<p>6 . Central State\u00a0 Madaxweyne Maxamed Xaashi Cabdi.<\/p>\n<p>7 . Jiinwabi State\u00a0 oo ka dhisan Shaballeada Dhexe\u00a0 Kusimaha Wasiirka Arimaha Gudaha\u00a0\u00a0 Maxamud Axmed Maxamed (miiraaq).<\/p>\n<p>8. Mareeg state Wasiirka Caafimaadka\u00a0 Maxamed Cali Faydheer<\/p>\n<p>9. Shaballeda Dhexe State\u00a0 Madaxweyne Kuxigeen Ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka\u00a0 Dr. Cabdullahi Sheikh Hassan Adoow (Ashaddu).<\/p>\n<p>Ximan iyo Xeeb oo shirka marti galinaysa ayaa waxaa shirka uga qaybgalaya madax sarsare oo badan.<\/p>\n<p>Muhiimada kulankan ayaa ah sidii ay wax u wada qabsan lahaayeen maamuladan oo awoodooda u midayn lahaayeen, waxaana laga dhur sugayaa waxyaabaha ka soo baxa wajiga hore ee shirkan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Wararka somaaliya \u00a0 Shirkaan oo ay marti galineyso maamulka Ximin iyo Xeeb yaa manta Magaaladda Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa ka furmo shirweyne balaaran, oo ay yeellan doonaan Maamul Goboleedyada ka dhisan gudaha dalka Somaliya. Masuuliyiinta Maamul Goboleedyada oo soo gaaray magaaladda Cadaado, ayaa waxay maanta yeellan doonaan shirweyne balaaran, oo ay uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4893","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4893","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4893"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4893\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4897,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4893\/revisions\/4897"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4893"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4893"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4893"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}