{"id":48904,"date":"2018-08-15T20:00:00","date_gmt":"2018-08-15T17:00:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48904"},"modified":"2018-08-15T20:00:42","modified_gmt":"2018-08-15T17:00:42","slug":"hayadda-xuquul-insaanka-somaliland-oo-ka-hadashey-maxaabiis-cuntadii-ka-soontey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/hayadda-xuquul-insaanka-somaliland-oo-ka-hadashey-maxaabiis-cuntadii-ka-soontey\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda Xuquul Insaanka Somaliland oo Ka Hadashey Maxaabiis Cuntadii ka Soontey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/xuquuqda-aadanaha-slnd.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48905\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/xuquuqda-aadanaha-slnd.jpg\" alt=\"\" width=\"929\" height=\"497\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/xuquuqda-aadanaha-slnd.jpg 645w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/xuquuqda-aadanaha-slnd-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 929px) 100vw, 929px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xarunta xuquuqda aadamaha ee Somaliland ayaa sheegay in sagaal maxbuus oo ku jira xabsiga dhexe ee Hargeysa bishan August,4-teedii bilaabeen inay cuntada ka soomaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxaabiistan ayaa u xidhnaa arrimo argagixiso, hasse ahaatee waxaa ay sheegeen inay \u00a0ka dhamaatay mudadii lagu xumay, inkastoo xafiiska xeer ilaalintu ku dooday in aanu mudadoodu ka dhamaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cbishan August,4,2018 kii sagaal maxaabiis ah oo ku jiray xabsiga dhexe ee Hargeysa ayaa bilaabay inay cuntadii ka soomaan, waxaana maxaabiistan loo xidhay eedo la xidhiidha \u201cargagixiso\u201d waxay ku doodayaan in mudadii xadhigoodu uu ka dhamaaday. Xafiiska Xeer-ilaalintu wuxuu ku doodaysaa inaanu ka dhamaan.\u201dayaa lagu yidhi qoraal uu ku saxeexan yahay gudoomiyaha xarunta Xuquuqda aadamaha GUuleed Axmed Jaamac.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaanu intaas ku daray \u201cTaariikhdu markay ahayd 31 May 2007 waxa madaxwaynihii hore ee Somaliland mudane Daahir Rayaale Kaahin uu saamaxad uu fidiyay 14 maxbuus oo uu hoos u dhigay mudadii lagu xukumay. Laba ka mid ah markii xabsigu ka dhamaaday waa la sii daayay. 12 November 2008 ayuu madaxwaynuhu soo saaray qoraal kale oo uu ku sheegay inuu ka noqday saamaxadii, kadib markii qaraxyo ka dhaceen Somaliland 29th October 2008.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaareenada maxaabiistu waxay ku doodayaan inaan madaxwaynuhu awood sharci u lahayn inuu ka noqdo saamaxaad uu bixiyay sidaas darteed aanay dhaqangal ahayn ka noqoshadu. Waxaay markaas qabaan in mudada xabsi haynta loo raacayo saamaxaadda madaxwaynaha. Murankaas kadib, Sgaal maxbuus ayaa cunto ka soomis bilaabay.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Xaruntan ayaa sheegtay in Laba ka mid ah maxaabiista cuntada ka soonta marka horeba ay xanuunsanayeen. Cunto ka soomistuna ay uga sii dari karto, sida eheladoodu u sheegeen Xarunta Xuquuqal Insaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cSagaalkii August 2018 Xarunta Xuquuqal Insaanka, Ururka Qareenada ee Somaliland iyo ururka COMPAD waxaay u qoreen qoraal codsi ah Wasiirka Caddaaladda si loogu ogolaado inay la kulmaan maxaabiista cuntada ka soontay. Ilaa hada ogolaanshahaas lama bixin. Xarunta Xuquuqal Insaanku dhawr jeer ayay booqatay xabsiga balse looma ogolaan inay aragto maxaabiista cuntada ka soontay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xubno ka tirsan qoysaska maxabiista, qareenkooda oo ah Maxamed Axmed Abokor iyo sarkaal dawladeed oo la hadlay Xarunta Xuquuqal Insaanka waxay sheegeen in weli maxaabiistaasi cuntada ka sooman yihiin. Qareen-ku wuxuu sheegay in xaaladoodu ka sii dartay dhinaca caafimaadka.\u201dayaa warbixinta lagu yidhi.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48586\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48587\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarunta xuquuqda aadamaha ee Somaliland ayaa sheegay in sagaal maxbuus oo ku jira xabsiga dhexe ee Hargeysa bishan August,4-teedii bilaabeen inay cuntada ka soomaan. Maxaabiistan ayaa u xidhnaa arrimo argagixiso, hasse ahaatee waxaa ay sheegeen inay \u00a0ka dhamaatay mudadii lagu xumay, inkastoo xafiiska xeer ilaalintu ku dooday in aanu mudadoodu ka dhamaan. \u201cbishan August,4,2018 kii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48905,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48904","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48904","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48904"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48904\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48907,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48904\/revisions\/48907"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48905"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48904"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48904"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48904"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}