{"id":48892,"date":"2018-08-15T01:22:42","date_gmt":"2018-08-14T22:22:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48892"},"modified":"2018-08-15T01:23:14","modified_gmt":"2018-08-14T22:23:14","slug":"doorashada-puntland-ee-2019-oo-barlamaanka-maamul-goboleedku-goaamiyey-maanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/doorashada-puntland-ee-2019-oo-barlamaanka-maamul-goboleedku-goaamiyey-maanta\/","title":{"rendered":"Doorashada Puntland ee 2019 oo Barlamaanka Maamul Goboleedku Go&#8217;aamiyey Maanta."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/puntland-barlamaan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48893\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/puntland-barlamaan.jpg\" alt=\"\" width=\"1005\" height=\"670\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/puntland-barlamaan.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/puntland-barlamaan-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1005px) 100vw, 1005px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Baarlamaanka Puntland oo Talaadada maanta ah fadhi ku yeeshay xaruntiisa magaalada Garoowe ayaa go&#8217;aan ka gaaray nooca doorashada ee Puntland ka dhici doonta marka la gaaro sannadka 2019.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Baarlamaanka, Axmed Cali Xaashi wuxuu u sheegay warbaahinta marka uu kulanka soo dhammaaday in doorashada ay u dhaceyso nidaamka beelaha ee lugu soo xuli jiray xildhibaannada ,wuxuuna xaqiijiyay guddiga doorashada oo maanta warbixin-siiyay Baarlamaanka inay caddeeyeen doorashada inaysan ku dhici karin nidaamka xisbiyada badan.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8221; Doodii maanta waxay ku soo gabagabowday in lifaaqii 3aad dastuurka ee sannadkii 2013 baarlamaankan midkii ka horreeyay ay go&#8217;aamiyeen in isagii dib loo soo cusbooneysiiyo kaas oo ahaa 8 qodob&#8230; qodobka lixaad oo ahaa in hakad la geliyo barnaamijka dimuqraadiyeynta ee hakadku galay waxaa dib u billaabaya xukuumadda cusub ee loo doortay hoggaanka Puntland sannadkii 2014 sidaas ayay yirahdeen ,qodobka ayaan ka beddelnay.&#8221;ayuu yiri Axmed Cali , guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland.<\/p>\n<p align=\"justify\"><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2018\/Aug\/2018814636698416336863215PL1.png\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Go&#8217;aanka Baarlamaanka ayaa ku soo aaday xilli ay tagneyd wel-wel laga qabey in xukuumadda madaxweyne Cabdiweli Cali Gaas isku daydo muddo kororsi. Golaha Wakiilada ee Puntland ayaa si cad u sheegay in doorashada Madaxweynhu dhacayso maalinteedi 8 Janaayo 2019, waxaana u xaqiijiyay guddoomiyaha in baarlamaanka hadda jira uu beddalaayo baarlamaan kale oo la soo dhamaystiro ugu danbeyn 31 Diseembar,iyadoo ay sii shaqeyn doonan guddiga doorashada ee Puntland.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48586\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48587\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Puntland oo Talaadada maanta ah fadhi ku yeeshay xaruntiisa magaalada Garoowe ayaa go&#8217;aan ka gaaray nooca doorashada ee Puntland ka dhici doonta marka la gaaro sannadka 2019. Guddoomiyaha Baarlamaanka, Axmed Cali Xaashi wuxuu u sheegay warbaahinta marka uu kulanka soo dhammaaday in doorashada ay u dhaceyso nidaamka beelaha ee lugu soo xuli jiray xildhibaannada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48893,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48892","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48892","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48892"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48892\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48895,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48892\/revisions\/48895"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48893"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48892"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48892"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48892"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}