{"id":48888,"date":"2018-08-15T01:07:43","date_gmt":"2018-08-14T22:07:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48888"},"modified":"2018-08-15T01:10:36","modified_gmt":"2018-08-14T22:10:36","slug":"dhawrista-xuquuqda-aadanaha-oo-laga-dalbadey-ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliya-iyo-dhamaan-ciidamada-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/dhawrista-xuquuqda-aadanaha-oo-laga-dalbadey-ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliya-iyo-dhamaan-ciidamada-dalka\/","title":{"rendered":"Dhawrista Xuquuqda Aadanaha oo Laga Dalbadey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Dhamaan Ciidamada Dalka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/xoogga-dalka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48889\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/xoogga-dalka.jpg\" alt=\"\" width=\"974\" height=\"649\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/xoogga-dalka.jpg 624w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/xoogga-dalka-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 974px) 100vw, 974px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. Cabdi Wali Xuseen &#8216;Gorod&#8217;, ayaa ku amray ciidamada qalabka sida in ay u hogasamaan sharciyada caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha inta ay socdaan howlgalada militari<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha ayaa uga digay in askarigu ciqaab ku mudan doono diidmada sharcigan ilaalinaya xaquuqda qofka bani\u2019aadamka. Isaga oo dhinaca kalana u qeybiyay &#8220;Xeerka Anshaxa ee loogu talagalay ciidamada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xeerkan ayaa ilaalin doona islamarkaana xakameynaya dhaqanka ciidamada waqtiyada\u00a0 colaadaha iyo sida loola macaamilayo dadka aan hubeysneyn ee rayidka ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8220;Marka aad rabto inaad ilaaliso ammaanka oo aad la dagaalanto mucaaradka (Al-Shabaab), waxaa jira sharciyo caalami ah oo la ilaaliyo&#8221; ayuu yiri Gen. Cabdiweli oo uga digay la baalmaro shurucda isaga oo sheegay in Diinta Islaamku qabto in dadka la nabad-galyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka lagu soo bandhigayay shuruucda ay tahay in ay ciidamada dhow-raan sidoo kale waxaa joogay saraakiil ka tirsan ciidamada howlgalka midowga Africa AMISOM.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada dowladda ayaa loo jeediyaa waqtiyada ay socdaan dagaallada in aysan kala soocin kooxaha ka soo horjeeda iyo dadka rayidka ah ee ku dhaqan deegaannada ay dagaalladu ka jiraan, marar badan oo hore-na waxaa lagu eedeeyay in ay si ula kac ah u laayeen dad rayid ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48586\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48587\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. Cabdi Wali Xuseen &#8216;Gorod&#8217;, ayaa ku amray ciidamada qalabka sida in ay u hogasamaan sharciyada caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha inta ay socdaan howlgalada militari Taliyaha ayaa uga digay in askarigu ciqaab ku mudan doono diidmada sharcigan ilaalinaya xaquuqda qofka bani\u2019aadamka. Isaga oo dhinaca kalana u qeybiyay &#8220;Xeerka Anshaxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48889,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48888","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48888","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48888"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48888\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48891,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48888\/revisions\/48891"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48889"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48888"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48888"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48888"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}