{"id":48872,"date":"2018-08-14T23:52:24","date_gmt":"2018-08-14T20:52:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48872"},"modified":"2018-08-14T23:54:38","modified_gmt":"2018-08-14T20:54:38","slug":"isbadelka-itoobiya-oo-saameyn-ku-yeelatey-dawlad-deegaanka-soomaalida-iyo-xaaladda-waqtigan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/isbadelka-itoobiya-oo-saameyn-ku-yeelatey-dawlad-deegaanka-soomaalida-iyo-xaaladda-waqtigan\/","title":{"rendered":"Isbadelka Itoobiya oo Saameyn Ku Yeelatey Dawlad Deegaanka Soomaalida iyo Xaaladda Waqtigan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/isbadelka-itobiya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48873\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/isbadelka-itobiya.jpg\" alt=\"\" width=\"1019\" height=\"650\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/isbadelka-itobiya.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/isbadelka-itobiya-300x191.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1019px) 100vw, 1019px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Tan iyo markii la magaacabay ra\u2019iisal wasaaare Abiy Ahmed oo ah hogaamiye da\u2019yar oo ka soo jeeda Qowmiyada Oromada guud ahaanba dalka Itoobiya iyo Geeska Africa waxaa ka curtay is badallo waaweyn oo siyaasadeed oo si lama filaan ah u dhacayay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Isbadalladaasi kama uusan baxsan deegaanka Soomaalida Itoobiya oo waxaa saameeysay dabeysha siyaasadeed ee la soctay magacaabistii ra\u2019iisal wasaare Abiye, taasoo keentay in uu\u00a0 meesha ka baxo madaxweynihii muddada dheer ka ariminayay dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar oo u muuqday shaqsi la jaan-qaadi waayay doonista xukuumadda cusub ee Itoobiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Jigjiga waxaa horaantii bishan gudaha u galay oo gabi ahaanba la wareegay ciidamada federaalka Itoobiya, iyaga oo markii danbe qabtay Cabdi Maxamuud Cumar oo hadda wali ku jira gacanta hay\u2019addaha amniga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Rabshado ka dhashay isbadalka ka dhacay dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya waxaa ku dhitay 29 ruux, dad badan ayaa barakacay, waxaa la boobay hantid dadweyne, xarumo iyo guryo ayaa dab la qabad-siiyay, sidoo kala-na waxaa la gubay Kaniisado sida ay sheegeen wax \u2013garadka deegaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Intaa oo dhan waxaa bar bar soctay colaada labada Qowmiyadood ee Soomaalida iyo Oromada oo aan xal loo helin, gaar ahaan dhinaca xudduudaha ay wadaagaan labada Qowmiyadood oo ay xiisad ka taagan tahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda dhexe ee Itoobiya ayaa u muuqata mid ku dadaaleysa in xaalada loogu soo celin lahaa sidii hore lana dajiyo xiisada ka jirta dowlad deegaanka kaddib kulamo magaalada Addis Ababa ay ku yeesheen xubno ka socday golaha dhexe ee xisbiga hogaamiya dowlad deegaanka \u00a0iyo saraaakiil ka tirsan dowladda dhexe ee Itoobiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulamadaas waxaa ka soo dhax-baxay ugu danbeyntii in hogaamiyaha xisbiga Dimuqoraadiga Soomalida Itoobiya loo doorto Axmed Shide oo ah wasiirka Isgaarsiinta Itoobiya si gaar ah-na ugu dhaw ra\u2019iisal wasaare Abiy Ahmed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka ku dhaqan deegaanka Ismaamulka Soomaalida ayaa u arka isbadalka ka curtay Itoobiya mid iyaga si kale saameeyay madaama ay dad badani ku dhinteen, hanti-na ku bur burtay, balse haddana qaar ka mid ah odayaasha iyo wax-garadka deegaanka ayaa qaba in taallaabadan loo baahnaa in mar hore-ba la qaado si loo soo afjaro wax ay ku tilmaameen siyaasada gaamurtay ee madax-weynihii hore Cabdi Maxamuud Cumar uu ku maamulayay deegaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48671\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48671\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48586\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48587\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tan iyo markii la magaacabay ra\u2019iisal wasaaare Abiy Ahmed oo ah hogaamiye da\u2019yar oo ka soo jeeda Qowmiyada Oromada guud ahaanba dalka Itoobiya iyo Geeska Africa waxaa ka curtay is badallo waaweyn oo siyaasadeed oo si lama filaan ah u dhacayay. Isbadalladaasi kama uusan baxsan deegaanka Soomaalida Itoobiya oo waxaa saameeysay dabeysha siyaasadeed ee la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48873,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48872","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48872","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48872"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48872\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48875,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48872\/revisions\/48875"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48873"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48872"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48872"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48872"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}