{"id":48857,"date":"2018-08-14T01:26:39","date_gmt":"2018-08-13T22:26:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48857"},"modified":"2018-08-14T01:27:47","modified_gmt":"2018-08-13T22:27:47","slug":"dalxiise-u-dhashey-taiwan-oo-u-geeryoodey-jeer-qaniintey-isagoo-sawirro-ka-qaadanaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/dalxiise-u-dhashey-taiwan-oo-u-geeryoodey-jeer-qaniintey-isagoo-sawirro-ka-qaadanaya\/","title":{"rendered":"Dalxiise U Dhashey Taiwan oo u Geeryoodey Jeer Qaniintey Isagoo Sawirro ka Qaadanaya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/jeer.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/jeer.jpg\" alt=\"\" width=\"1029\" height=\"653\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/jeer.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/jeer-300x190.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1029px) 100vw, 1029px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Qof u dhashay dalka Taiwan oo dalxiise ahaa ayaa lagu so waramayaa in uu dhintay kaddib markii ay qaniintay jeer xili uu sawirro isaga qaaday meel xeebra Naivasha dalka Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ninkan ayaa ku dhintay wax yar uun kaddib isbitaalka degmada Naivasha oo la dhigay dhaawaciisa, sidoo kale waxaa weerarkan ka badbaaday qof kale oo dalxiise ahaa Sabtidii ina dhaaftay sida uu sheegay qof ka tirsan hay\u2019ad ka shaqeysa arrimaha duurjoogta.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waxaan hadda baadi-goob ugu jiraan sidii ay ku heli laheyn jeerta weerarkan geysatay ayuu soo dhigay boggiisa Twitter Axadii.<\/p>\n<p align=\"justify\">Jeerta ayaa inta badan laga helaan gunta hoose ee biyaha, waxaana ay ka mid tahay xayawaanaadka waaweyn ee biyaha iyo barriga ku noolaan kara oo ugu khatarta badan caalamka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hay\u2019adda ayaa dalxiisan dhintay magaciisa ku sheegtay Chang Ming Chuang, oo 66 jir ah, halk qof kale ee ka badbaaday uu yahay Wu Peng Te, oo 62 jir ah, waxaana ay sheegtay in ay ka yimaadeen Shiinaha, laakiin Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Taiwan ayaa sheegtay in labadaas ay ka yimaadeen Jasiirad caalami ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kenya wax xiriir ah lama laha Taiwan, waxa kaliya oo labadan ruux sheegan kareen ayaa ah in ay ka yimaadeen dalka Shiinaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Safaradda Shiinaha ee fadhigeedu yahay magaalad\u00a0Nairobi\u00a0ayaa sheegtay in ay u direen goobta diblomaasiyiin ka tirsan safaaradda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sanadkii tagay oo kaliya Kenya waxaa ay ka heshay arrimah dalxiisa 1.2 bilyan oo dollar, waxaana yimid oo u soo dalxiis tagay dad gaaraya 1.4. milyan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48671\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48671\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48586\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48587\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qof u dhashay dalka Taiwan oo dalxiise ahaa ayaa lagu so waramayaa in uu dhintay kaddib markii ay qaniintay jeer xili uu sawirro isaga qaaday meel xeebra Naivasha dalka Kenya. Ninkan ayaa ku dhintay wax yar uun kaddib isbitaalka degmada Naivasha oo la dhigay dhaawaciisa, sidoo kale waxaa weerarkan ka badbaaday qof kale oo dalxiise [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48858,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48857","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48857","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48857"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48857\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48860,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48857\/revisions\/48860"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48858"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48857"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48857"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48857"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}