{"id":48831,"date":"2018-08-13T21:49:17","date_gmt":"2018-08-13T18:49:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48831"},"modified":"2018-08-13T21:51:55","modified_gmt":"2018-08-13T18:51:55","slug":"xirfado-kala-duwan-oo-la-barey-haween-soomaaliyeed-si-ay-ugu-shaqeystaan-noloshoodana-ugu-deberaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/xirfado-kala-duwan-oo-la-barey-haween-soomaaliyeed-si-ay-ugu-shaqeystaan-noloshoodana-ugu-deberaan\/","title":{"rendered":"Xirfado Kala Duwan oo La Barey Haween Soomaaliyeed Si ay Ugu Shaqeystaan Noloshoodana ugu Deberaan."},"content":{"rendered":"<p style=\"font-weight: 400;\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/xirfado-haween.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48832\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/xirfado-haween.png\" alt=\"\" width=\"1125\" height=\"649\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/xirfado-haween.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/xirfado-haween-300x173.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1125px) 100vw, 1125px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Iyadoo shalay ay ku beegneyd 12 August maalinta dhalinyaradda aduunka ayaa dhinaca kale degmada War-Dheegley ee gobolka Banaadir waxaa lagu qabtay munasabad lagu soo xiray gabdho Soomaaliyeed oo la baray xirfado ay ku shaqeystaan sida qorista\u00a0Af-Soomaaliga, Xisaab iyo Kambiyuutar sida ay Hiiraan Online u sheegeen howlwadeennada tababarka.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">.Tababarkaan Noocaan waxaa Hir-geliyey xarunta kobcinta iyo horumarinta Haweenka ee Bil Khayr (Bil Khayr Women Empowerment Training Center), waxaana ugu horreyntii ka hadlay xafladda maamulaha xarunta Bil Khayr. Canab Maxamuud Maxamed\u00a0<strong>(<\/strong>Canab Jeega Xiir<strong>)\u00a0<\/strong>soo dhaweyn ka dib waxaa ay ku dheeraatay qaabkii uu ku billowday tababarkan.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">\u201cMarkaan aragnay baahida weyn ee dhinaca aqoon la&#8217;aanta ah ee haysta gabdhaha Soomaaliyeed \u00a0ayaa go\u2019aansanay in \u00a0aan aqoonteena uga Faaiideyno \u00a0haweenka Soomaaliyeed oo la daala dhacaya shaqooyin iyo Aqoondaro ,\u201c ayay tiri Canab.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Waxay intaas raacisey \u201cWaxaan xarunta ka qalin-jabinaya Gabdho fara badan oo aan barney Af-Soomaaliga, xisaabta &amp; Kambiyuutarka, qaybo ka mid ah Gabdhahaas waxay barteen Kambiyuutar, kuwa kalena waxay barteen Af-Soomaaliga iyo Xisbaabta.\u201d<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Xafladaas Xiritaanka waxaa ka hadley gddoomiyaha ururka haweenka Qaranka, Butuulo Sh. Axmed Gaballe oo u mahad-celisay intii tababarkaan isku soo duba-ridday, gaar ahaan Xarunta Bil Khayr, iyadoo xustay in ururka haweenka Qaranka ay aad ugu farxeen in wax la baro Gabdho Soomaaliyeed<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Mid ka mid ah gabdhihii tababarkaas uu u dhamaadey oo halkaa ka jeedisey Buraan-bur ay si aad ah ugu amaaneysey xarunta Bil-khayr iyo faa&#8217;iidada ay gabdhaha u leedahay Waxbarashada taasoo ay si weyn u soo dhaweeyeen dadkii ka qayb galey munaasabadaas lagu soo xirayey Tababarkaas<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Gabdhihii dhameystay Tababbarka ayaa la guddoonsiiyay goobta munaasabadda ka socotey Shahaadooyin Aqoonsi u ah aqoontii la baray sidoo kale Xarunta Bil Khayr u mahad-celisey intii ku gacansiisey Hirgelinta Tababarkaan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48586\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48587\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Iyadoo shalay ay ku beegneyd 12 August maalinta dhalinyaradda aduunka ayaa dhinaca kale degmada War-Dheegley ee gobolka Banaadir waxaa lagu qabtay munasabad lagu soo xiray gabdho Soomaaliyeed oo la baray xirfado ay ku shaqeystaan sida qorista\u00a0Af-Soomaaliga, Xisaab iyo Kambiyuutar sida ay Hiiraan Online [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48832,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48831","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48831","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48831"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48831\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48833,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48831\/revisions\/48833"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48832"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48831"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48831"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48831"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}