{"id":48827,"date":"2018-08-13T20:54:49","date_gmt":"2018-08-13T17:54:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48827"},"modified":"2018-08-13T20:55:53","modified_gmt":"2018-08-13T17:55:53","slug":"kun-dhalinyaro-shaqo-abuur-loo-sameynayo-oo-xukuumadda-soomaaliya-ku-dhawaaqdey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/kun-dhalinyaro-shaqo-abuur-loo-sameynayo-oo-xukuumadda-soomaaliya-ku-dhawaaqdey\/","title":{"rendered":"Kun Dhalinyaro Shaqo Abuur Loo Sameynayo oo Xukuumadda Soomaaliya Ku Dhawaaqdey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/khayre-dhalinyaro.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48828\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/khayre-dhalinyaro.jpg\" alt=\"\" width=\"976\" height=\"651\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/khayre-dhalinyaro.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/khayre-dhalinyaro-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 976px) 100vw, 976px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal Wasaaraha Xukuummadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo Muqdisho uga qayb galay xuska maalinta dhallinyarada aduunka (Agoosto 12) ayaa 1,000 dhallinyaro Soomaaliyeed u sameeyay ballan qaad shaqo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ku adkeeyay in uu codsiyada shaqo ka qabto kun dhalliyaro Soomaaliyeed ah uguna qaybiyo si caddaalad ah, daacad ah, daah furan, isaga oo dhallinyaradana kula dardaarmay in ay ka faa\u2019iidaystaan fursadda shaqo.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cSannadkii hore waxa aan shaqaalay-siinnay 1,000 dhallinyaro Soomaaliyeed ah, guddoomiyaha gobalka Banaadir waxa aan leeyahay cod-siyada ka qabo Kun kale oo dhalliyaro Soomaaliyeed ah uguna qaybi si caddaalad ah\u201d ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Khayre.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhanka kale, Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in xilliga ugu wanaagsan ee uu leeyahay qofka bini\u2019aadamka ah uuna samayn karo Raasumaal qarannimo iyo mid qofeed uu yahay xilliga uu dhallinyaryahay, waxa uuna sidoo kale hoosta ka xariiqay in dhalinyarada Soomaaliyeed ee maanta iyo kuwii dhaliyay Xornimada in ay ka midaysanyihiin in mar waliba yihiin in rajada kaliya ee ay leeyihiin ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0<img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2018\/Aug\/2018813636697170015080230IMG-20180813-WA0009.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cXornimada aan haysanno waxaa keenay dhallinyaro la noolaa wacyi kiinna ka dhib badan, gumaysi uu haysto, hadii ay bannaanka u baxaan qatar ugu jiray in uu dilo qof ajnabi ah hase yeeshee goostay in ay qaataan qatartaas si aan innagu u helno nolol ka wanaagsan tii ay haysteen. Gumaysi ayey la dagaallameen waana ku guulaysteen iyada oo Afrika inteeda kale aysan hurdada ka kicin\u201d, ayuu yiri ra\u2019iissl wasaare Khayre.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cDhallinyarada maanta iyana waxa ay kala siman-yihiin in ay la dagaalayaan Jahli, faqri, gaajo, argagaxiso, qabyaalad, musuqmaasuq iyo kuwa doonaya in ay dalkeenna u dummiyaan dano gaar ah\u201d ayuu munaasabadda ka sheegay Ra\u2019iisul wasaaraha XFS.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shaqo abuurka dhallinyarada ayuu sheegay ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre in ay qayb ka qaadanayso horumarinta dhaqaalaha iyo amniga maadaama dhallinyaradu yihiin xoogga, maskaxdda, dhaqaalaha iyo awood waliba oo dalku kula tartamayo aduunyada inteeda kale.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"R\/wasaare Kheyre Oo 1,000 Dhalanyaro Shaqo U balan qaaday.\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/GhMnM4yyDgM?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48671\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48671\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48586\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48587\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal Wasaaraha Xukuummadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo Muqdisho uga qayb galay xuska maalinta dhallinyarada aduunka (Agoosto 12) ayaa 1,000 dhallinyaro Soomaaliyeed u sameeyay ballan qaad shaqo. Ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ku adkeeyay in uu codsiyada shaqo ka qabto kun dhalliyaro Soomaaliyeed ah uguna qaybiyo si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48828,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48827","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48827","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48827"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48827\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48830,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48827\/revisions\/48830"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48828"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48827"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48827"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48827"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}