{"id":488,"date":"2011-05-07T16:20:03","date_gmt":"2011-05-07T16:20:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=488"},"modified":"2011-05-07T16:45:37","modified_gmt":"2011-05-07T16:45:37","slug":"madaxweyne-shariifka-soomaaliya-iyo-ra%e2%80%99iisul-wasaaraha-soomaali-americanka-farmaajo-oo-maanta-siyaabo-kala-duwan-muqdisho-kaga-duulay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/madaxweyne-shariifka-soomaaliya-iyo-ra%e2%80%99iisul-wasaaraha-soomaali-americanka-farmaajo-oo-maanta-siyaabo-kala-duwan-muqdisho-kaga-duulay\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Shariifka Soomaaliya Iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaali Americanka Farmaajo Oo Maanta Siyaabo Kala Duwan Muqdisho kaga Duulay"},"content":{"rendered":"<p class=\"MsoNormal\" style=\"margin: 0in 0in 0pt;\"><span style=\"font-size: small; font-family: Times New Roman;\">Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaali Americanka Farmaajo ayaa manaata U Duulay Magaalada Newyork Ee dalka Marekanka Halka madaxweyne Shariifka Soomaaliyana Uu Gaaray Magaalada Jabuuti Ee Xarunta Dalka Jabuuti<\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\" style=\"margin: 0in 0in 0pt;\"><span style=\"font-size: small; font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\" style=\"margin: 0in 0in 0pt;\"><span style=\"font-size: small; font-family: Times New Roman;\">Farmaajo ayaa Sicdaalkiisa Lagu Sheegay In Uu Kaga Qeybgalayo Newyork Shirka Golaha Amaanka Ee Qaramada Midowe Isagoona Ka Codsandoono In Xukuumadiisa Waqtiga Loo Kordhiyo Wallow Horay Ee U diideen Wadamada reer Galbeedka ah I waqtiga Loo kordhiyo Xukuumada Farmaajo Iyo Madaxweyne Shariif Oo Waqtogooda Sii Dhamaanayo <\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\" style=\"margin: 0in 0in 0pt;\"><span style=\"font-size: small; font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\" style=\"margin: 0in 0in 0pt;\"><span style=\"font-size: small; font-family: Times New Roman;\">Dhanka Kale Madaxweyne Shariifka Soomaaliya ayaa Socdaalkiisa Jabuuti Waxaa Lagu Sheegay In Halkaasi Uu kaga Qeybgali Doono Caleemo Saar Loo sameenayo Kaligiis Taliyaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle Waxaana Lagu wadaa In Shariif Halkaasi Uu Kula Kulmo Hogaamiyayaal ka Tirsan Wadamada Africanka Si Uu Kala Hadlo Arimaha Soomaaliya Waxaana Socdaalka Labadaani Masuul Uu Imaanayaa Xilli Cadaadis farabadan Ay Kala Kulamayaan Wadamada Beesha Caalamka Iyo Baaralamaanka Soomaaliya Oo Ku Aada in ay Faarujiyaan Kuraasta ay ku Fadhiyaan <\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\" style=\"margin: 0in 0in 0pt;\"><span style=\"font-size: small; font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><em><strong><span style=\"font-size: 13.5pt; color: fuchsia;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/span><\/strong><\/em><span style=\"font-size: small;\"><strong><span style=\"color: fuchsia;\">\u00a0<\/span>\u00a0<\/strong><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: small;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Mogadishu Somalia<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: small;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: small;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Mogadishu Office<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: small;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">+25-26-15514953<\/span><\/span><\/p>\n<p><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"color: fuchsia;\"><span style=\"font-size: small; font-family: Times New Roman;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/a><strong><span style=\"color: fuchsia;\"><span style=\"font-size: small; font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><\/span><\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"color: fuchsia;\"><span style=\"font-size: small; font-family: Times New Roman;\">webmaster@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/a><strong><span style=\"color: fuchsia;\"><span style=\"font-size: small; font-family: Times New Roman;\"> <\/span><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaali Americanka Farmaajo ayaa manaata U Duulay Magaalada Newyork Ee dalka Marekanka Halka madaxweyne Shariifka Soomaaliyana Uu Gaaray Magaalada Jabuuti Ee Xarunta Dalka Jabuuti \u00a0 Farmaajo ayaa Sicdaalkiisa Lagu Sheegay In Uu Kaga Qeybgalayo Newyork Shirka Golaha Amaanka Ee Qaramada Midowe Isagoona Ka Codsandoono In Xukuumadiisa Waqtiga Loo Kordhiyo Wallow Horay Ee U [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-488","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=488"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":501,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488\/revisions\/501"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=488"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=488"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=488"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}