{"id":48796,"date":"2018-08-12T21:06:59","date_gmt":"2018-08-12T18:06:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48796"},"modified":"2018-08-12T21:08:08","modified_gmt":"2018-08-12T18:08:08","slug":"xukuumadda-soomaaliya-oo-sheegtay-in-dekedda-muqdisho-habeenkii-shaqayn-doonto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/xukuumadda-soomaaliya-oo-sheegtay-in-dekedda-muqdisho-habeenkii-shaqayn-doonto\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Soomaaliya oo Sheegtay In Dekedda Muqdisho Habeenkii Shaqayn Doonto."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/dekeda.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48799\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/dekeda.jpg\" alt=\"\" width=\"1058\" height=\"705\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/dekeda.jpg 630w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/dekeda-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1058px) 100vw, 1058px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dekedda magaalada Muqdisho \u00a0ayaa la daah-furay xalay markii ugu horeysay tan iyo bur burkii dowladda dhexe in ay xili habeen ah shaqeyso.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa booqday oo ka qeybgalay munaasabada daah-furka dekedda ee xiliga habeenkii mas\u2019uuliyiin kala duwan iyagoo u kuurgalayay sida ay howlaheeda ay u socoto waxaana mas\u2019uuliyiintaas horkacayay Ra\u2019iisul Wasaare ku-xiggeenka xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khada)<\/p>\n<p align=\"justify\">Tan iyo burburkii dowladii dhexe ee dalka Dekedda Muqdisho ayaa kaliya howlaheedu waxaa ay ku koobnaayeen maalinta oo kaliya iyadoo xilli-yadii dowladii hore iyo muddo ka sii horey-sayba ay shaqeyn jirtey habeen iyo maalin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dekedda ayaa ka mid ah Ilaha dhaqaale ee ugu weyn oo ay ku tiirsan tahay dowladda Soomaaliya marka laga soot ago garoonka diyaaradaha Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/dekeda.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48799\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/dekeda.jpg\" alt=\"\" width=\"630\" height=\"420\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/dekeda.jpg 630w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/dekeda-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 630px) 100vw, 630px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dekedda magaalada Muqdisho \u00a0ayaa la daah-furay xalay markii ugu horeysay tan iyo bur burkii dowladda dhexe in ay xili habeen ah shaqeyso. Waxaa booqday oo ka qeybgalay munaasabada daah-furka dekedda ee xiliga habeenkii mas\u2019uuliyiin kala duwan iyagoo u kuurgalayay sida ay howlaheeda ay u socoto waxaana mas\u2019uuliyiintaas horkacayay Ra\u2019iisul Wasaare ku-xiggeenka xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mahdi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48799,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48796","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48796","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48796"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48796\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48801,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48796\/revisions\/48801"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48799"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48796"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48796"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48796"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}