{"id":48788,"date":"2018-08-12T01:28:11","date_gmt":"2018-08-11T22:28:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48788"},"modified":"2018-08-12T01:29:45","modified_gmt":"2018-08-11T22:29:45","slug":"golaha-dhaqaalaha-qaranka-oo-xukuumadda-soomaaliya-hawl-galiseyyaa-kamid-ah-golahaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/golaha-dhaqaalaha-qaranka-oo-xukuumadda-soomaaliya-hawl-galiseyyaa-kamid-ah-golahaas\/","title":{"rendered":"Golaha Dhaqaalaha Qaranka oo Xukuumadda Soomaaliya Hawl galisey\/yaa kamid ah Golahaas?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/golaha-dhaqaalaha-qaranka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48789\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/golaha-dhaqaalaha-qaranka.jpg\" alt=\"\" width=\"1149\" height=\"646\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/golaha-dhaqaalaha-qaranka.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/golaha-dhaqaalaha-qaranka-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1149px) 100vw, 1149px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaliya ayaa si rasmi ah u howlgalisay golaha dhaqaalaha Qaranka oo bishii July ee ina dhaaftay lagu magacaabay wareegto ka soo baxday madaxweynaha dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda Soomaliya Xassan Cali Kheyre ayaa sheegay in hay\u2019addaha dhaqaalaha dalka yihiin kuwo liito, hasse ahaatee wixii hadda ka danbeeyay lagu maareyn doono dhaqaalaha dalka sida la mid ah sida wadamada ee caalam-ku ku dhaqmaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaare Kheyre ayaa hadalka ka sheegay kulan lagu daah \u2013furayay golaha Dhaqaalaha Qaranka, waxaana ka qeybgalay kulanka oo ka dhacay magaalada Muqdisho xubno ka tirsan gollaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kheyre ayaa sheegay in dowladda wixii hadda ka danbeya ku shaqeyn doonto tallooyinka dhinaca dhaqaalaha oo ay soo bandhigaan guddigan, taasoo kaalin ka qaadan doonta ayuu yiri horumaritan dhaqaalaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hadafka laga leeyahay dhismaha guddigan ayuu ku sheegay in uu yahay sidii tallada guud ahaanba dalka dib loogu soo celin lahaa gacanta shacabka Soomaaliyeed, muwaadinkana uu heli lahaa xaquuqdiisa aas-aasiga ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48586\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48587\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaliya ayaa si rasmi ah u howlgalisay golaha dhaqaalaha Qaranka oo bishii July ee ina dhaaftay lagu magacaabay wareegto ka soo baxday madaxweynaha dowladda Soomaaliya. Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda Soomaliya Xassan Cali Kheyre ayaa sheegay in hay\u2019addaha dhaqaalaha dalka yihiin kuwo liito, hasse ahaatee wixii hadda ka danbeeyay lagu maareyn doono dhaqaalaha dalka sida la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48789,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48788","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48788","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48788"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48788\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48791,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48788\/revisions\/48791"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48789"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48788"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48788"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48788"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}