{"id":48751,"date":"2018-08-10T19:51:57","date_gmt":"2018-08-10T16:51:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48751"},"modified":"2018-08-10T19:52:51","modified_gmt":"2018-08-10T16:52:51","slug":"talyaaniga-iyo-spain-oo-la-kala-wareegay-hawlgalka-atlaanta-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/talyaaniga-iyo-spain-oo-la-kala-wareegay-hawlgalka-atlaanta-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Talyaaniga iyo Spain oo La Kala Wareegay Hawlgalka Atlaanta ee Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/spain-iyo-talyaani.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48752\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/spain-iyo-talyaani.jpg\" alt=\"\" width=\"948\" height=\"437\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/spain-iyo-talyaani.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/spain-iyo-talyaani-300x138.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 948px) 100vw, 948px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Munaasabad ay xilalka kula kala wareegayeen Markab ciidan oo laga leeyahay dalka Spain oo si rasmi ah xilka howlgalka Atlaanta ee Soomaaliya kala wareegay Markab dagaal oo kuwa Talyaaniga ah ayaa lagu qabta xalay dalka Jabuuti.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha Markabka Talyaaniga ee hawlgalka waday ayaa sheegay intii ay uu socday howlgalkan in marnaba aysan la kulmin wax caqabad ah oo kaga yimid dhinaca burcada, islamarkaana si nabad ah ay ku goosha-yeen Maraakiibta QM iyo kuwa kale ee gaarka loo leeyahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay xilligii ugu dambeysay ee burcad badeeda ay isku dayaan in ay fal ka geystaan badda ay aheyd bishii 11 ee sanadkii tagay 2017 oo ay isku dayeen meel 300 Mile ujirta magaalada Muqdisho ay markab ka afduubtaan, laakiin tallaabadaa isku dey-ga burcad badeeda ayuu sheegay in ay ka hortageen ciidamada badda oo qabtay lix ka mid ah raggaasi u gudbiyay wadanka Siishelis.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha guud ee ciidamada Midowga Yurub ee hawlgalka Atlaanta oo la hadlay VOA ayaa sheegay in howlgalkan lagu kordhiyo labo sano oo kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cGo\u2019aan muhiim ah ayuu ahaa oo Midowga Yurub ay gaareen 30kii bishii July in ay kordhiyaan hawlgalka Atlaanta, sababta waxa ay tahay waxaa naga go\u2019an la dagalanka burcad badeeda, waxaa ay tuseysaa wada shaqeynta Midowga Yurub iyo Soomaaliya, waa muhiim in ganacsiga uu isku kala goosho\u201d ayuu sheegay taliyaha guud ee ciidamada Midowga Yurub ee hawlgalka Atlaanta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Admiraalka ayaa sheegay in howlgalkan uu joogsan doonin xitaan haddii ay ka baxaan midowga Yurub taageeradii ay siin jireen dowladda Soomaaliya, waxaana xusid mudan in dowladdo badan oo aan ka mid aheyn midowga Yurub ay ka qeyb-qaadanayaan taageerada howlgalani.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2o11@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48671\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48671\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48586\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48587\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabad ay xilalka kula kala wareegayeen Markab ciidan oo laga leeyahay dalka Spain oo si rasmi ah xilka howlgalka Atlaanta ee Soomaaliya kala wareegay Markab dagaal oo kuwa Talyaaniga ah ayaa lagu qabta xalay dalka Jabuuti. Taliyaha Markabka Talyaaniga ee hawlgalka waday ayaa sheegay intii ay uu socday howlgalkan in marnaba aysan la kulmin wax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48752,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48751","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48751","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48751"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48751\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48754,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48751\/revisions\/48754"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48752"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48751"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48751"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48751"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}