{"id":48723,"date":"2018-08-09T20:43:42","date_gmt":"2018-08-09T17:43:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48723"},"modified":"2018-08-09T21:23:10","modified_gmt":"2018-08-09T18:23:10","slug":"wasaasaradda-arrimaha-debedda-soomaaliya-oo-caddeysey-in-aysan-ogoleyn-faragelin-lagu-sameeyo-dalka-sucuudiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/wasaasaradda-arrimaha-debedda-soomaaliya-oo-caddeysey-in-aysan-ogoleyn-faragelin-lagu-sameeyo-dalka-sucuudiga\/","title":{"rendered":"Wasaasaradda Arrimaha Debedda Soomaaliya oo Caddeysey in aysan ogoleyn Faragelin lagu Sameeyo Dalka Sucuudiga."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/cawad.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48724\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/cawad.jpg\" alt=\"\" width=\"936\" height=\"526\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/cawad.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/cawad-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 936px) 100vw, 936px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Wasaarrada arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa markii ugu horeysay ka hadlay go\u2019aanka dowladda Soomaaliya ay ku garab istaagtay dowladda Sacuudiga oo khilaaf dhinaca Diblomaasiyada ah uu soo kala dhax-galay dalka Canada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka ayaa qiray in dowladda Soomaaliya ku taageertay Sacuudiga in aan la fara-galin arimaheeda gudaha, isaga oo intaa ku daray in si taa la mid ah ay Soomaaliya u taageeri laheyd Canada haddii la soo fara-galiyo arrimaheeda gudaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Isaga oo la hadlay Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da ayuu sheegay in dowladda Soomaaliya xaq u leedahay in ay ka hadasho mowqifkeeda siyaasiga ah ee ku aadan waxa ka dhaca dunida inteeda kale oo aysan iska fiirsan doonin oo kaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cDhab weeye waanu ku taageernay dowladda Sacuudiga in aan la fara-gelin arrimahooda gudaha, si taa la mid ah ayeey-nu Canada u taageeri laheyn haddii la soo fara-galiyo siyaasadeeda gudaha ayuu yiri Wasiirka Cawad.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Canada wali dhinaceeda wax war ah kama soo saarin mowqifka dowladda Soomaaliya ay ka qaadatay khilaafka kala dhaxeeya dalka Sacuudiga, hasse ahaatee go\u2019aanka dowladda waxaa ka hor yimid oo diiday qaar ka mid ah Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan dalka Canada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waa markii ugu horeysay oo ay dowladda Soomaaliya dhinac la safato marka la eego siyaasadeeda arrimaha dibadda ee ka dhanka ah khilaafka soo kala dhax-gala dowladdaha, madaama horay go\u2019aan dhax-dhaxaadnimo uga qaadatay khilaafkii wadamada khilaafkii soo kala dhax-galay wadamada Khaliijka oo is baheysi uu hogaaminayo Sacuudiga xiriirka ugu jireen dowladda Qatar.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48586\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48587\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaarrada arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa markii ugu horeysay ka hadlay go\u2019aanka dowladda Soomaaliya ay ku garab istaagtay dowladda Sacuudiga oo khilaaf dhinaca Diblomaasiyada ah uu soo kala dhax-galay dalka Canada. Wasiirka ayaa qiray in dowladda Soomaaliya ku taageertay Sacuudiga in aan la fara-galin arimaheeda gudaha, isaga oo intaa ku daray in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48724,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48723","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48723","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48723"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48723\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48726,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48723\/revisions\/48726"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48724"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48723"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48723"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48723"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}