{"id":48719,"date":"2018-08-09T19:56:07","date_gmt":"2018-08-09T16:56:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48719"},"modified":"2018-08-09T20:04:29","modified_gmt":"2018-08-09T17:04:29","slug":"goaanka-dawladda-soomaaliya-ee-la-xiriira-khillaafka-sucuudiga-iyo-caanada-oo-ay-ka-horyimaadeen-jaaliyaada-soomaalida-ee-canada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/goaanka-dawladda-soomaaliya-ee-la-xiriira-khillaafka-sucuudiga-iyo-caanada-oo-ay-ka-horyimaadeen-jaaliyaada-soomaalida-ee-canada\/","title":{"rendered":"Go&#8217;aanka Dawladda Soomaaliya ee La Xiriira Khillaafka Sucuudiga iyo Caanada oo ay Ka Horyimaadeen Jaaliyaada Soomaalida ee Canada."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/jaaliyada-canada.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48720\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/jaaliyada-canada.jpg\" alt=\"\" width=\"1397\" height=\"470\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/jaaliyada-canada.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/jaaliyada-canada-300x101.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1397px) 100vw, 1397px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Soomaalida ku dhaqan dalka Canada qaarkood ayaa si xoogan uga hor timid go\u2019aankii dowladda Soomaaliya ay isku barbar taagtay dowladda Sacuudiga oo khilaaf dhinaca Dibloomaasiyadaha uu kala dhaxeeyo dalka Canada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qoraalka ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibedda ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay garab taagan tahay dalka Sacuudiga islamarkana ay ka soo horjeedo fara-galin mar-naba lagu sameeyo arrimaheeda gudaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Canada ayaa ka dalbatay dowladda Sacuudiga sii deynta haween walaalo ah oo u dhaq dhaqaaqa xaquuuqdaha aadaha kuwaa oo lagu kala magacaabo Rayf Badawi iyo Samar Badawi, taasoo siweyn uga carreysiisay Boqortooyada Sacuudiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Jaaliyada ayaa sheegtay in go\u2019aankan ay qaadatay dowladda Soomaaliya uu yahay mid lagu deg degay, iyaga oo sheegay in Canada ay marti-galisay tiro badan oo Soomaali, loogana baahnaa dowladda Soomaaliya ku ixtiraamto dowladda Canada sida wanaagsan oo ay u soo dhaweysay dadka Soomaaliyeed, mar walba-na ka fiirsato go\u2019aammada siyaasiga ee la xiriira arrimaha dibadda oo ay qaadaneyso.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaar badan oo ka mid ah xubnaha golaha Wasiiradda xukuumadda Soomaaliya ayaa iyagu heysta dhalashada dalka Canada waxaana ka mid ah Wasiirka arrimaha dibedda Axmed Ciise Cawad oo soo saaray go\u2019aan-kan lagu taageeray Sacuudiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48671\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48671\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48586\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48587\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Soomaalida ku dhaqan dalka Canada qaarkood ayaa si xoogan uga hor timid go\u2019aankii dowladda Soomaaliya ay isku barbar taagtay dowladda Sacuudiga oo khilaaf dhinaca Dibloomaasiyadaha uu kala dhaxeeyo dalka Canada. Qoraalka ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibedda ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay garab taagan tahay dalka Sacuudiga islamarkana ay ka soo horjeedo fara-galin mar-naba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48720,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48719","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48719","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48719"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48719\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48722,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48719\/revisions\/48722"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48720"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48719"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48719"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48719"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}