{"id":48715,"date":"2018-08-08T23:01:00","date_gmt":"2018-08-08T20:01:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48715"},"modified":"2018-08-08T23:03:39","modified_gmt":"2018-08-08T20:03:39","slug":"xaaladda-deegaanka-ismaamulka-soomaalida-oo-dawladda-dhexe-ee-itoobiya-ka-hadashey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/xaaladda-deegaanka-ismaamulka-soomaalida-oo-dawladda-dhexe-ee-itoobiya-ka-hadashey\/","title":{"rendered":"Xaaladda Deegaanka Ismaamulka Soomaalida oo Dawladda Dhexe ee Itoobiya Ka Hadashey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/d-dhexe-itoobiya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48716\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/d-dhexe-itoobiya.jpg\" alt=\"\" width=\"1031\" height=\"532\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/d-dhexe-itoobiya.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/d-dhexe-itoobiya-300x155.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1031px) 100vw, 1031px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda dhexe ee Itoobiya ayaa si faah faahin ka bixisay waxa soo dadajiyay is badalka ka dhacay dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya, kaddib markii tallada deegaanka laga wareejiyay Cabdi Maxamuud Cumar oo hadda ku jira gacanta dowladda Itoobiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Warfaafinta dowladda federaalka Itoobiya Axmed Shide ayaa sheegay in maamulkii Cabdi Maxamuud Cumar ee ka arriminayay dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya uu si is daba \u2013joog ah isaga dhaga-mariyay fariimo kala duwan oo uga imanayay dowladda dhexe federaalka Itoobiya, gaar ahaan ra\u2019iisal wasaaraha cusub Abiy Ahmed oo ku dadaalay ayuu yiri in dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya uu ka hana-qaado is badalka guud ahaanba uu dalku gallay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waad og-tihiin safarkii uu ra\u2019iisal wasaare Abiy uu ku tagay xarunta Jigjiga waxaa uu ahaa mid la doonayay in deegaanka looga hergaliyo Hormar waara, Dimuquraadiyad, iyo ilaalinta Xuquuqul Isaanka, isaga oo kulamo kala duwan oo arrimaha la xiriira la yeeshay dadka deegaanka iyo mamuulka intaba, gaar ahaan maamulka ayuu kala hadlay in is badalka guud ahaanba wadanka ka dhacay uu ka hergalo deegaanka Soomaalida, iyadoo ay taa ay socto hogaaminta deeganka oo koox yar ah waxaa ay ku tallaabsadeen in dhibaatooyin ballaaran uu deegaanku ka dhaco, magaalada Jigjiga iyo magaalooyinka kale-ba dad badan ayaa ku dhintay hanta badanna waa lagu boobay ayuu yiri \u2018\u2019Wasiirka Warfaafinta Itoobiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay in dhibaatooyinkaa uu maamulka ka abuuray sida uu hadalka u dhigay deegaanka laga dhax-lay dhimasho, dhaawac, bur bur hantiyeed, boob iyo in la gubay dhismooyin badan oo kuwa diinta ah, isaga oo intaa ku daray in loo saaray arrimahan oo dhan guddiyo baaritaan deg deg ah ku sameeya.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Kaddib markii ay dhibaatooyinkii bateen, maamulka meesha ka jir-na uu waxba ka qaban waayay dadka deegaanka waxaa ay ka codsadeen dowladda dhexe in lagu caawiyo sugida amniga, xaalada-na la dajiyo, dilka, barakaca iyo boobka ballaaran ee deegaanka socda-na la joojiyo, iyadoo la raacayo codsiga Shacabka, iyada oo la raacayo muhiimada ay leedahay in la sugo Amniga, ayeey dowladda Dhexe ee Federaalka Itoobiya waxaa ay go\u2019aamisay in wasaaradda difaaca iyo hay\u2019addaha kale ee amniga fara-galiyaan xaalada deegaanka\u2019\u2019 ayuu yiri Wasiir Shide.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada Liyuu Booliis-ka dowlad deegaanka Soomaalida ayuu sheegay in loogu baaqayo in aysan ka qeyb-qaadan fowdada iyo dhibaatada ka jirta deegaanka, taa badalkeedana la shaqeeyaan ciidamada amniga sugaya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hadalka Wasiirka ayaa imanaya xili maalintii shalay ciidamada militeriga Itoobiya ka qabteen magaaalada Jigjiga madaxweynihii hore ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar oo maalin ka hor xilkaa iska casilay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48586\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48587\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda dhexe ee Itoobiya ayaa si faah faahin ka bixisay waxa soo dadajiyay is badalka ka dhacay dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya, kaddib markii tallada deegaanka laga wareejiyay Cabdi Maxamuud Cumar oo hadda ku jira gacanta dowladda Itoobiya. Wasiirka Warfaafinta dowladda federaalka Itoobiya Axmed Shide ayaa sheegay in maamulkii Cabdi Maxamuud Cumar ee ka arriminayay dowlad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48716,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48715","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48715","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48715"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48715\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48718,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48715\/revisions\/48718"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48716"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48715"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48715"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48715"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}