{"id":48683,"date":"2018-08-08T02:57:30","date_gmt":"2018-08-07T23:57:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48683"},"modified":"2018-08-08T03:50:21","modified_gmt":"2018-08-08T00:50:21","slug":"xaaaladda-deegaanada-ismaamulka-soomaalida-oo-ay-ugasii-dartey-xarigga-mweynihii-hore-cabdi-maxamed-cumar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/xaaaladda-deegaanada-ismaamulka-soomaalida-oo-ay-ugasii-dartey-xarigga-mweynihii-hore-cabdi-maxamed-cumar\/","title":{"rendered":"Xaaladda Deegaanada Ismaamulka Soomaalida oo Ay ugasii Dartey Xarigga M\/weynihii Hore Cabdi Maxamed Cumar."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/jigjiga1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48684\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/jigjiga1.jpg\" alt=\"\" width=\"1151\" height=\"647\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/jigjiga1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/jigjiga1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1151px) 100vw, 1151px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Maalintii shalay waxaa xilkii madaxwey-naha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iska casilay Cabdi Maxamuud Cumar, waxaana xilkaa si KMG u soo qabtay Axmed Cabdi Maxamed oo horay u ahaa Wasiirka maaliyada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalada Jigjiga ayaa xalay deganeyd mana jirin wax rabshado ah oo dhacay tan iyo wixii ka danbeeyay markii uu xilka ka degay Cabdi Maxamuud Cumar oo muddo dheer soo maamulayay deegaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Abashir Axmed Shabeel oo ka faalooda arrimaha deegaanka ayaa isaga oo jooga Dirir-Dhabe \u00a0sheegay in is badalka cusub ee ka hana-qaaday sida uu hadalka u dhigay dowlad deegaanka uu yahay mid bilow fiican ah, laakiin waxaa uu sheegay in wali aan laga guurin siyaasadii madaxweynihii hore ee is casilay, isaga oo intaa ku daray in kan cusub-na uu ku yimid rabitaanka Cabdi Maxamuud Cumar oo ay xisbi ku wada tirsanaayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8221;Waxaa loo baahan yahay is badal kor ilaa hoos ah, waayo waxaa bur buray dhamaanba heykalkii iyo nidaamkii uu deegaanka ku dhisnaa oo dhan, marka is badalkan wax-ba micnaha ma soo kordhinayo haddii aan la sameeynin mid guud oo maamulka oo dhan saameeyaa&#8221; ayuu yiri Abshir Shabeel<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale xaalada magaalada Dirir \u2013Dhaba oo laftirkeeda ay ka dhaceen rabashado sababay dhimasho ayaa degan, waloow wali aan xal kama danbeys ah loo heli isku dhac-yadii dhaxmaray Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada ee ku dagaalamay magaalada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada federaalka Itoobiya ayaa wali ku sugan magaalada Jigjiga iyaga oo sheegay in ay halkaa u joogaan sugida amniga kaddib markii ay sidaa ka codsadeen odayaasha deegaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48671\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48671\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48586\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48587\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maalintii shalay waxaa xilkii madaxwey-naha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iska casilay Cabdi Maxamuud Cumar, waxaana xilkaa si KMG u soo qabtay Axmed Cabdi Maxamed oo horay u ahaa Wasiirka maaliyada. Magaalada Jigjiga ayaa xalay deganeyd mana jirin wax rabshado ah oo dhacay tan iyo wixii ka danbeeyay markii uu xilka ka degay Cabdi Maxamuud Cumar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48684,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48683","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48683","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48683"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48683\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48686,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48683\/revisions\/48686"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48684"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48683"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48683"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48683"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}