{"id":48675,"date":"2018-08-07T00:52:24","date_gmt":"2018-08-06T21:52:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48675"},"modified":"2018-08-07T00:54:57","modified_gmt":"2018-08-06T21:54:57","slug":"hayadda-cuntada-adduunka-ee-wfp-oo-sheegtay-in-ay-soomaaliya-ka-iibsaneyso-galeyda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/hayadda-cuntada-adduunka-ee-wfp-oo-sheegtay-in-ay-soomaaliya-ka-iibsaneyso-galeyda\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda Cuntada Adduunka ee WFP oo Sheegtay in ay Soomaaliya ka Iibsaneyso Galeyda."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/wfp-somalia.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48676\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/wfp-somalia.jpg\" alt=\"\" width=\"953\" height=\"635\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/wfp-somalia.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/wfp-somalia-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 953px) 100vw, 953px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Hey\u2019adda Cunnada adduunka ee WFP ayaa oggolaatay in ay iibsato Galeyda beeraha Soomaaliya, kaddib baaritaan lagu ogaaday in ay tahay nuuca ugu wanaagsan Galayda Bariga iyo Bartamaha Afrika arintaas oo Soomaaliya u oggolaatay in ay ku biirto waddamada WFP Galeyda ay ka iibsato.<\/p>\n<p align=\"justify\">Munaasabad Axadii lugu qabtay Bakhaarrada WFP ee dekadda Muqdisho oo looga hadlayay iskaashiga dib usoo noolaynta wax soo saarka beeraha ayaa lugu shaaciyay hay&#8217;adda Cunnada adduunka inay ka iibsan doonto beeraleyda Soomaaliya Galeyda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra&#8217;iisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya,Mahdi Maxamed Guuleed oo munaasabadda ka qeybgalay ayaa sheegay in heshiiska WFP ay ku oggolaatay in Soomaaliya ka iibsato Galeyda uu horseedayo in dhaqaale badan uu soo galo beeraleyda kadibna ay soo iibsadaan qalab casri ah oo sare u qaadaya wax soo saarka beeraha dalka iyo warshado waaweyn oo Galeyda u bedela cunnooyin kale oo bulshadu u baahantahay, waxa uuna beeraleyda ku dhiirri geliyay in ay kordhiyaan tacabka beeraha.<\/p>\n<p>\u00a0<img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" class=\"\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2018\/Aug\/201886636691232085655061unnamed%20(1)gggg.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">WFP ayaa horey u keeni jirtay Soomaaliya Galey laga keennay dibadda oo la geyn jirey deegaannada ay abaaruhu ka dhacaan, waxaana qorshaha ay hey&#8217;adda ku oggaalatay in ay iibsato Galeyda soo dhaweeyay beeraleyda oo ku dhiirranaya inay kor u qaadan biirista miraha Galeyda oo markii hore qiimo badan aan ku fadhin.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48671\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48671\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48586\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48587\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hey\u2019adda Cunnada adduunka ee WFP ayaa oggolaatay in ay iibsato Galeyda beeraha Soomaaliya, kaddib baaritaan lagu ogaaday in ay tahay nuuca ugu wanaagsan Galayda Bariga iyo Bartamaha Afrika arintaas oo Soomaaliya u oggolaatay in ay ku biirto waddamada WFP Galeyda ay ka iibsato. Munaasabad Axadii lugu qabtay Bakhaarrada WFP ee dekadda Muqdisho oo looga hadlayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48676,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48675","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48675","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48675"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48675\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48678,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48675\/revisions\/48678"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48676"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48675"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48675"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48675"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}