{"id":48666,"date":"2018-08-06T23:44:48","date_gmt":"2018-08-06T20:44:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48666"},"modified":"2018-08-06T23:45:35","modified_gmt":"2018-08-06T20:45:35","slug":"deegaanada-ismaamulka-soomaali-galbeed-oo-xaaladdoodu-hadda-degantahey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/deegaanada-ismaamulka-soomaali-galbeed-oo-xaaladdoodu-hadda-degantahey\/","title":{"rendered":"Deegaanada Ismaamulka Soomaali Galbeed oo Xaaladdoodu Hadda Degantahey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/ismaamulka-s-galbeed.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48667\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/ismaamulka-s-galbeed.jpg\" alt=\"\" width=\"924\" height=\"693\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/ismaamulka-s-galbeed.jpg 624w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/ismaamulka-s-galbeed-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 924px) 100vw, 924px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka ka imanaya magaalooyinka Jigjiga iyo Diri-Dhabe ee dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in ay ka jirto xaalad degenaasho, kaddib rabashadoo labadii cisho ee la soo dhaafay ka dhacayay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalada Dirir-Dhabe oo shalay ay isku fara-saareen dad ka soo kala jeeda Qowmiyadaha Soomalida iyo Oromada ayaa degan, kaddib markii ay arinka soo fara-galiyeen ciidamada federaalka Itoobiya oo kala diray dadkii rabashadaha halkaa ka dhigay ee isku dhac-yada ku lugta lahaa, waxaana wararku sheegayaan in xaalada magaaladu caadi ku noqotay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale waxaa iya-na degan magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo maalin ka hor ay gudaha u galeen ciidamada federaalka Itoobiya oo laakiin markii danbe isaga baxay kaddib rabshado xoog leh oo ka dhacay magaalada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu yaraan 26 ruux ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen sku dhacyadii ugu danbeeyay ee ka dhacay dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya, wali-na waxaa muuqata in uusan jirin xal kama danbeys ah oo laga gaaray xiisadaha jira iyo kala aragti-duwanaashaha siyaasadeed ee maamulka dowlad deegaanka Somaalida iyo dowladda dhexe ee Itoobiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48586\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48587\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya magaalooyinka Jigjiga iyo Diri-Dhabe ee dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in ay ka jirto xaalad degenaasho, kaddib rabashadoo labadii cisho ee la soo dhaafay ka dhacayay. Magaalada Dirir-Dhabe oo shalay ay isku fara-saareen dad ka soo kala jeeda Qowmiyadaha Soomalida iyo Oromada ayaa degan, kaddib markii ay arinka soo fara-galiyeen ciidamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48667,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48666","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48666","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48666"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48666\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48669,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48666\/revisions\/48669"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48667"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48666"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48666"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48666"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}