{"id":4862,"date":"2011-12-11T17:22:03","date_gmt":"2011-12-11T17:22:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4862"},"modified":"2011-12-11T17:22:03","modified_gmt":"2011-12-11T17:22:03","slug":"waa-maxey-dagaalka-qarsoon-ee-u-dhaxeeyanabadsugidda-qaranka-iyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/12\/waa-maxey-dagaalka-qarsoon-ee-u-dhaxeeyanabadsugidda-qaranka-iyo\/","title":{"rendered":"WAA MAXEY DAGAALKA QARSOON EE U DHAXEEYA,NABADSUGIDDA QARANKA IYO"},"content":{"rendered":"<blockquote><p><strong><em>Wararka somaliya \u201cwarsom.com\u201d<\/em><\/strong><\/p>\n<pre><strong>\r\n<\/strong>\u00a0\r\nIyadoo beryahan ay soo if baxayeen dhaliilo la xiriira amniga\r\nmagaalada muqdisho,oo loo soo jeediyey hey'addaha amniga ayaa haddana\r\nwaxaad moodaa in dagaal gaar ah uu u dhaxeeyo hey'adda nabadsugidda\r\nqaranka iyo maamulka degmada wadajir.\r\n\u00a0\r\nDhawaan ayey aheyd markii ciidamo ka tirsan hey'adda nabadsugidda\r\nqaranku ay hawl gal isbaaro qaadis ah ay u aadeen degmada wadajir\r\nhalkaasna ay ciidamadii kala kulmeen dagaal iyo iska caabin ay\r\nsameeyeen ciidamo hoos taga maamulka deg.wadajir,halkaas oo ay ku\r\ndhinteen ciidamadii hey'adda nabadsugidda ka tirsanaa iyadoo aysan\r\njirin cid loo soo qabtey dilka ciidamada qaranka.\r\nDad badan oo ka agdhawaa deegaanada ay isku fara saareen ciidamada\r\nnabadsugidda qaranka iyo kuwa maamulka degmada wadajir ayaa isu\r\ndiyaariyey beryahaas qax iyo barakac iyagoo ka baqanayey in dawladdu u\r\nhiiliso ciidamada laga laayey hadana wax dagaala oo danbe ma dhicin ee\r\nxaaladdu caadi ayey iska noqotey sidii hore ayeyna isbaaradi dagaalku\r\nka dhacey iska noqotey.\r\n\u00a0\r\nMuddo ka dib waxaa dhegaha dadweynaha ku soo dhacey eedeyn uu u\r\njeediyey gudomiyaha deg-wadajir Axmed Xasan Caddow hey'adda\r\nnabadsugidda qaranka isagoo tilmaamey caddeeyeyna in hey'adda\r\nnabadsugidda qaranku ay dad badan oo danbiilayaal ah si sahlan ku\r\nsiideyso isla markaasna ay danbiyo ka geystaan meelo kala duwan ayna\r\nkuwaas yihiin kuwa ka danbeeya qaraxyada iyo amni darada magaalada\r\nlaga dareemayo.\r\n\u00a0\r\nWasiirka arr-gudaha C\/samad sheekh oo su'aashaas wax laga weydiiyey\r\nayaa ku jawaabey in eedaasi aysan hey'adda iyo ciidamada qaranka aysan\r\nqaban isagoo yiri ciidanka nabadsugidda qaranku waa kuwo iyaga si toos\r\nah loo ugaarsado ayna bartilmaameedsadaan kuwa dawlada kasoo horjeeda\r\nsuura galna maahan in ay nabadsugidda qaranku sii deyso caddawgii\r\niyaga dili lahaa hase yeeshee dad kale ayaa qaba in dagaalka\r\nnabadsugidda qaranka iyo maamulka deg-wadajir uu meel kale salka ku\r\nhayo lase ogaan doonee waxa jira waana arrimo ay keeneen qaraxyo\r\nberyahan ka dhacayey magaalada muqdisho iyadoo qaarkoodna la\r\nfashiliyey ama laga hortagey.<\/pre>\n<p><strong>Hooyga runta iyo xaqiiqda wararka soomaaliyed warsom.com<\/strong><\/p><\/blockquote>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka somaliya \u201cwarsom.com\u201d \u00a0 Iyadoo beryahan ay soo if baxayeen dhaliilo la xiriira amniga magaalada muqdisho,oo loo soo jeediyey hey&#8217;addaha amniga ayaa haddana waxaad moodaa in dagaal gaar ah uu u dhaxeeyo hey&#8217;adda nabadsugidda qaranka iyo maamulka degmada wadajir. \u00a0 Dhawaan ayey aheyd markii ciidamo ka tirsan hey&#8217;adda nabadsugidda qaranku ay hawl gal isbaaro qaadis [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4862","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4862","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4862"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4862\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4876,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4862\/revisions\/4876"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4862"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4862"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4862"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}