{"id":48606,"date":"2018-08-04T20:34:42","date_gmt":"2018-08-04T17:34:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48606"},"modified":"2018-08-04T20:36:21","modified_gmt":"2018-08-04T17:36:21","slug":"ururka-dagaal-yahanada-al-shabaab-oo-ay-ku-biireen-dhalinyaro-kenyaan-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/ururka-dagaal-yahanada-al-shabaab-oo-ay-ku-biireen-dhalinyaro-kenyaan-ah\/","title":{"rendered":"Ururka Dagaal yahanada Al-shabaab oo ay Ku Biireen Dhalinyaro Kenyaan ah."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/dhaliyaro-kenyaan-ah.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48607\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/dhaliyaro-kenyaan-ah.jpg\" alt=\"\" width=\"853\" height=\"454\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/dhaliyaro-kenyaan-ah.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/dhaliyaro-kenyaan-ah-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 853px) 100vw, 853px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha dowladda Kenya ayaa sheegay in ay ka war helleen tiro dhalinyaro Kenyaan ah oo u tallaabay xadka dhinaca Soomaaliya kuwaa oo ku biiray Ururka hubeysan ee Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Afhayeen ku hadlay ciidamada militariga Kenya ayaa sheegay in dhalinyarada ka mid ahaayeen dadka ku dhaqan deegaannada dhaca dhinaca xadka ay wadaagaan labada dowladdood, kuwaa oo hadda u talaabay sida uu hadalka u dhigay dhinaca Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kenya ayaa muddo dheer-ba ku howlan sidii ay dalkeeda uga difaaci laheyd weerarrada uga imanaya dhinaca Al-shabaab ee laga fuliyo gudaha dalkeeda, waxaana weeraradan inta badan loo adeegsadaan dhalinyaro Kenyaan ah oo laakiin ka tirsan Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Kenya ayaa marar badan oo hore ugu baaqday dhalinyarada Kenyaanka ah ee ka tirsan Al-shabaab in ay isaga soo baxaan oo haddii ay isku soo dhiibaan aan la dhibaateyn doonin, laakiin ma badna tirada Kenyaanka ah isaga baxay Al-shabaab marka la barbar dhigo kuwo ku biiraya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48586\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48587\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha dowladda Kenya ayaa sheegay in ay ka war helleen tiro dhalinyaro Kenyaan ah oo u tallaabay xadka dhinaca Soomaaliya kuwaa oo ku biiray Ururka hubeysan ee Al-shabaab. Afhayeen ku hadlay ciidamada militariga Kenya ayaa sheegay in dhalinyarada ka mid ahaayeen dadka ku dhaqan deegaannada dhaca dhinaca xadka ay wadaagaan labada dowladdood, kuwaa oo hadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48607,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48606","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48606","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48606"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48606\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48609,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48606\/revisions\/48609"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48607"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48606"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48606"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48606"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}