{"id":48603,"date":"2018-08-04T20:13:01","date_gmt":"2018-08-04T17:13:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48603"},"modified":"2018-08-04T20:15:45","modified_gmt":"2018-08-04T17:15:45","slug":"gudoomiyaha-xisbiga-garsoor-ahna-xildhibaan-oo-dafirey-in-mweyne-farmaajo-yiri-eritrea-cunaqabateynta-halaga-qaado","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/gudoomiyaha-xisbiga-garsoor-ahna-xildhibaan-oo-dafirey-in-mweyne-farmaajo-yiri-eritrea-cunaqabateynta-halaga-qaado\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Xisbiga Garsoor Ahna Xildhibaan oo Dafirey in M\/weyne Farmaajo Yiri Eritrea Cunaqabateynta Halaga Qaado."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/xildh-Zakiriye.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48604\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/xildh-Zakiriye.jpg\" alt=\"\" width=\"906\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/xildh-Zakiriye.jpg 645w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/xildh-Zakiriye-300x177.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 906px) 100vw, 906px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaan Sakariye Xaaji Maxamuud oo ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya, islamarkaana ka mid ahaa wafdiggii madaxweynaha ee tagan magaalada Asmara ayaa ka jawaabay buuqa iyo khilaafka diblomaasiyadeed ee ka dhashay baaqii madaxweyne Farmaajo ee ahaa in cunaqabateynta laga qaado Eritrea.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Aniga waan hortaagnaa markii uu madaxweyne Farmaajo khudbadaa jeedinayay, marnaba ma uusan oran waa in Eritrea laga qaadaa cunaqabateynta hubka ee saaraan, ee madaxweynuhu waxaa uu ka hadlay waxey aheyd tan dhaqaalaha, waayo Annaga ayeey-ba cunaqabateyn dhinaca hubka ah na saaran tahay, sidee marka ku codsanaa in dowlad kale laga qaado\u2019\u2019 ayuu yiri xildhibaan Sakariye.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaanka ayaa meesha ka saaray cabashada Jabuuti isaga oo sheegay in Eritrea iyo Jabuuti labaduba yihiin labo dowladood oo kala madax-bannaan sidaa daraadeed Soomaaliya ay xaq u leedahay in labadaba la macaamisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Maxaa leysku bar bar dhigayaa Soomaaliya dowlad walba gaarkeeda ayeey ula dhaqmeysaa, dowladdaha-na sidaa ayeey u dhaqmaan, marka Eritrea \u2013na gaarkeeda ayaan ula dhaqmeynaa, Jabuuti-na sidoo kale, tan kale arinta ka dhaxeysa Jabuuti iyo Asmara diyaar\u00a0 uma nihin in Jabuuti la dhabaateeyo, waxaana ay arintan ka hadlkeeda noqon kartaa tallaabada labaad, waayo hadda ka hor waxba kama aynaan qaban karin marka hore waxey aheyd in aan annaga la heshiinaa Ertiea markaa kaddib ayaan gali-karaa wax ka qabashada khilaafka labada dowladood\u2019\u2019 ayuu yiri xildhibaan Sakariye.<\/p>\n<p align=\"justify\">Booqashada madaxweyna Farmaajo iyo wafdigiisu ku tageen Asmara ayuu ku tilmaamay in ay aheyd mid taariikhi ah oo loo baahnaa, madaama dadka reer Ertirea waligood arag madaxweyne Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48586\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48587\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Sakariye Xaaji Maxamuud oo ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya, islamarkaana ka mid ahaa wafdiggii madaxweynaha ee tagan magaalada Asmara ayaa ka jawaabay buuqa iyo khilaafka diblomaasiyadeed ee ka dhashay baaqii madaxweyne Farmaajo ee ahaa in cunaqabateynta laga qaado Eritrea. \u2018\u2019Aniga waan hortaagnaa markii uu madaxweyne Farmaajo khudbadaa jeedinayay, marnaba ma uusan oran waa in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48604,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48603","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48603","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48603"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48603\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48605,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48603\/revisions\/48605"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48604"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48603"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48603"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48603"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}