{"id":48600,"date":"2018-08-04T19:59:34","date_gmt":"2018-08-04T16:59:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48600"},"modified":"2018-08-04T20:00:30","modified_gmt":"2018-08-04T17:00:30","slug":"madaxweynaha-hirshabeele-waare-oo-codsadey-in-khilaafka-jabuuti-iyo-soomaaliya-lagu-dhameeyo-walaalnimo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/madaxweynaha-hirshabeele-waare-oo-codsadey-in-khilaafka-jabuuti-iyo-soomaaliya-lagu-dhameeyo-walaalnimo\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Hirshabeele Waare oo Codsadey in khilaafka Jabuuti iyo Soomaaliya Lagu Dhameeyo Walaalnimo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/waare-jiis.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48601\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/waare-jiis.jpg\" alt=\"\" width=\"929\" height=\"522\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/waare-jiis.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/waare-jiis-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 929px) 100vw, 929px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo maalintii shalay gaaray magaalada Beledweyne ayaa soo hadal qaday xurgufta diblomaasiyadeed ee soo kala dhax-galay dowladdaha Jabuuti iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Waare ayaa sheegay in isaga iyo wafdi ballaaran oo uu horkacayo u tageen magaalada Beledweyne ka qeybgalka kala wareejinta cutubyo ka tirsan ciidamada Jabuuti iyo abaal-marinta ciidamo geesinimo muujiyay mudaddii uu howlgalkan AMISOM uu socday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mar wax laga weydiiyay wal wal laga qabo karo in ciidamada Jabuuti ka baxaan deegaannada Hirshabeelle gaar ahaan gobolka Hiiraan kaddib khilaafka ka dhashay kudbadii madaxweyne Farmaajo ee Asmara waxaa uu yiri \u2018\u2019 Runtii xiisadan ka dhalatay is badalka ka socda Geeska Africa aad ayeey annaga noo taabatay, taariikhda Jabuuti ay leedahay Soomaali oo dhan waa ogtahay, waxaana wanaagsan in mar walba abaalka ay noogaleen la gudo sida ay hadda iyaga-ba u gudayaan abaalkii xornimo-doonka ee Soomaali u gashay, tirada ciidamada qalabka sida ee Jabuuti waa la garanayaa tirada ay nooga soo gooyeen-na waa la garanayaa si ay uga qeyb-qaataan nabada Soomaaliya, sidaa daraadeed waxaan qabaa in wixii xurguf ah ee jirta lagu dhameeyo hab walaalnimo\u2019\u2019 ayuu yiri madaxweyne Waare.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah AMISOM ayaa ka howlgala gobolka Hiiraan iyaga oo xarumo waaweyn oo militari ku leh degmooyinka Beledweyne, Buula-burte iyo Jalalaqsi, sidaa daraadeed madaxweynaha Waare ayaa sheegay in dhinacooda marnaba aqbali doonin wax kasta oo damqinaya sida uu hadalka u dhigay niyada reer Jabuuti.<\/p>\n<p align=\"justify\">Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya Aadan Xassan Aadan ayaa sheegay in ciidamada Jabuuti ee ku sugan Soomaaliya u dulqaadan karin taageerada siyaasadeed ee Soomaaliya u muuijneyso Eritrea.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hadalka madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa imanaya xili dhawaan uu soo ifbaxay khilaaf diblomasiyadeed oo soo kala dhax-galay dowladdaha Jabuuti iyo Soomaaliya, kaddib markii Jabuuti ay siweyn uga xumaatay hadal uu jeediyay madaxweynaha Soomaaliya oo ku baaqay in cunaqabateynta laga qaado dowladda Eritrea.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48586\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48587\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo maalintii shalay gaaray magaalada Beledweyne ayaa soo hadal qaday xurgufta diblomaasiyadeed ee soo kala dhax-galay dowladdaha Jabuuti iyo Soomaaliya. Madaxweyne Waare ayaa sheegay in isaga iyo wafdi ballaaran oo uu horkacayo u tageen magaalada Beledweyne ka qeybgalka kala wareejinta cutubyo ka tirsan ciidamada Jabuuti iyo abaal-marinta ciidamo geesinimo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48601,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48600","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48600","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48600"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48600\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48602,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48600\/revisions\/48602"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48601"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48600"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48600"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48600"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}