{"id":48554,"date":"2018-08-01T21:01:42","date_gmt":"2018-08-01T18:01:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48554"},"modified":"2018-08-01T21:02:14","modified_gmt":"2018-08-01T18:02:14","slug":"gaadiidka-gargaarka-deg-degga-ah-ee-aamin-oo-la-filayo-in-uu-istaagomaxey-tahey-sababtu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/gaadiidka-gargaarka-deg-degga-ah-ee-aamin-oo-la-filayo-in-uu-istaagomaxey-tahey-sababtu\/","title":{"rendered":"Gaadiidka Gargaarka Deg Degga ah ee Aamin oo La Filayo in uu Istaago,Maxey Tahey Sababtu?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/AAMIIN-AMBULANCE.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48555\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/AAMIIN-AMBULANCE.jpg\" alt=\"\" width=\"959\" height=\"639\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/AAMIIN-AMBULANCE.jpg 600w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/AAMIIN-AMBULANCE-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 959px) 100vw, 959px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dhibaato dhaqaale, shaqaale yari iyo waliba daruufo kale oo la soo darsay ayaa laga yaabaa ugu danbeyntii ay meesha saarto Adeega AAMIN AMBULACE ah adeeg siweyn 12kii sano ee la soo dhaafay u mahadiyeen shacabka reer Muqdisho oo ay daashadeen dagaallo iyo colaado sokeeye.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Adeegan gurmadka deg deg ah ee AAMIN AMBULACE, waxaan soo waday muddo 12 sano ah, annaga oo caawimad ka heleyna shaqsiyaad gaar ah, laakiin hadda awoodeen-na waa ay ka baxsan tahay baahiyaha jira ayuu yiri Cabduqaadir Cabdiraxmaan Aadan oo ah aas-aasaha AAMIN ABULACE, islamarkaana dhinaca kale ah dhakhtar ku taqasusay daweynta Ilkaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay isaga oo la hadlay qeybaha kala duwan ee warbaahinta in muddadii ay howshan soo wadeen gurmad caafimaad oo deg deg ah\u00a0 u fidiyeen dad gaaraya 31,704 oo ay soo wajahday khataro dhinaca caafimaadka ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Goobaha ugu badan ee lagu arko adeegan ayaa ah meelaha ay ka dhacaan qaraxyada ay geystaan kooxaha ka soo horjeeda dowladda iyo goobaha kale ee masiibooyinka kale ee dabiicaga ka dhacaan, waxaana siweyn loogu xasuustaa gurmadkii baaxada lahaa oo ay AAMIN AMBULACE uu ka geystay dhacdadii 14kii October ee Zoobe oo ay ku nafwaayeen dad kor u dhaafaya 512 ruux, tiro kale oo ka badan 300 oo ruux.<\/p>\n<p align=\"justify\">Muqdisho ayaa ka hor adeegan dadka ay wax-yeelladu ka soo gaarto dagaallada iyo qaraxyada waxaa goobaha caafimaad lagu gaarsiin jiray Gaari-gacamo, taasoo keeni jirtay in qofkii uu dhiigbax u dhintay ka hor inta aan la gaarsiin goob caafimaad.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48365\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48365\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48347\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48348\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-5.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-5.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-5-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-5-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48349\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhibaato dhaqaale, shaqaale yari iyo waliba daruufo kale oo la soo darsay ayaa laga yaabaa ugu danbeyntii ay meesha saarto Adeega AAMIN AMBULACE ah adeeg siweyn 12kii sano ee la soo dhaafay u mahadiyeen shacabka reer Muqdisho oo ay daashadeen dagaallo iyo colaado sokeeye. \u2018\u2019Adeegan gurmadka deg deg ah ee AAMIN AMBULACE, waxaan soo waday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48555,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48554","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48554","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48554"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48554\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48557,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48554\/revisions\/48557"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48555"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48554"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48554"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48554"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}