{"id":48551,"date":"2018-08-01T00:31:13","date_gmt":"2018-07-31T21:31:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48551"},"modified":"2018-08-01T22:31:26","modified_gmt":"2018-08-01T19:31:26","slug":"somaliland-iyo-puntland-oo-oggolaadey-qorshaha-igad-unsom-ee-xaaladda-tukaraq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/08\/somaliland-iyo-puntland-oo-oggolaadey-qorshaha-igad-unsom-ee-xaaladda-tukaraq\/","title":{"rendered":"Somaliland Iyo Puntland Oo Oggolaadey Qorshaha IGAD-UNSOM Ee Xaaladda Tukaraq"},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\"><\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-295872\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/tukaraq_unsom.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/tukaraq_unsom.jpg 1280w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/tukaraq_unsom-400x225.jpg 400w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/tukaraq_unsom-768x432.jpg 768w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/tukaraq_unsom-740x416.jpg 740w\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" \/><\/p>\n<p>Wefdi ka socdey urur goboleedka IGAD iyo Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa booqasho ku kala bixiyey magaalooyinka Garoowe iyo Hargeysa waxaana ay kulan la qaateen madaxda labada maamul, wada hadalka ayaa la xiriirey in ay labada dhinac oggolaadaan qorshe IGAD iyo UNSOM ay soo dejisey oo xaaladda lagu dejinaayo.<\/p>\n<p>Waxaa qorshahan si weyn u soo abaabuley dowladda Ingriiska, waxaana uu dhigayaa sidii dagaal danbe aanu u dhici lahayn, qorshahan ayaa dhaqaalaha ku baxaya waxaa bixinaya dowladda Ingriiska.<\/p>\n<p>War saxaafadeed ka soobaxay UNSOM iyo IGAD ayaa lagu sheegay in ay la kulmeen, Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Cali Gaas, ku-xigeenkiisa Cabdixakiin Camey, Isimada Puntland gaar ahaan kuwa ka soo jeeda Sool, sidoo kale waxay Hargeysa kula kulmeen, Madaxweynaha Somaliland Muse Biixi Cabdi, Wasiirka arrimaha dibadda ee Somalland Dr. Sacad Cali Shire, Golaha Wasiirada, Xildhibaano, hoggaamiyaasha UCID iyo Waddani.<\/p>\n<p>Sida lagu sheegay war-saxaafadeedka labada dhinacba waxay soo dhaweeyeen in nabad lagu dhameeyo xaladda, waxaana ay soo dhaweeyeen qorshaha IGAD-UNSOM, warka ka soo baxay ergada qorshaha nabadda wada ayaa sheegay in todobaadyada soo socda wadahadalku sii socon doono.<\/p>\n<blockquote><p>The discussions were held in a very positive atmosphere. The leaders of both Somaliland and Puntland and all other interlocutors from both sides reiterated their commitment to finding a peaceful solution. They openly explained their positions, welcomed the ideas from the joint mission as a good basis for taking forward the ongoing search for a solution and shared additional ideas for consideration.<\/p><\/blockquote>\n<p>Warar soo gaarey Horseed ayaa sheegaya in qorshahan cusub ee xaaladda lagu dejinayaao uu dhigaayo in isu socodka labada maamul, ganacsiga iyo is-dhexgalka sidii hore uu ahaa loo soo celiyo, in dadka uu saameynta ku yeelatey colaadu loo oggolaado in gargaar bini\u2019aadanimo la gaarsiiyo, in ciidamada la kala qaado oo Somaliland ay dib ugu laabato xeryahoodi hore, gobolka Soolna laga dhigo mid ka caagan ciidamada.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48375\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-8.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-8.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-8-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48375\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-8.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-8.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-8-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48366\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48348\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-5.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-5.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-5-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-5-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48349\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wefdi ka socdey urur goboleedka IGAD iyo Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa booqasho ku kala bixiyey magaalooyinka Garoowe iyo Hargeysa waxaana ay kulan la qaateen madaxda labada maamul, wada hadalka ayaa la xiriirey in ay labada dhinac oggolaadaan qorshe IGAD iyo UNSOM ay soo dejisey oo xaaladda lagu dejinaayo. Waxaa qorshahan si weyn u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48552,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48551","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48551","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48551"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48551\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48578,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48551\/revisions\/48578"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48552"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48551"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48551"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48551"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}