{"id":4853,"date":"2011-12-11T16:41:36","date_gmt":"2011-12-11T16:41:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4853"},"modified":"2011-12-11T16:41:36","modified_gmt":"2011-12-11T16:41:36","slug":"maxkamada-sare-ee-dawlada-oo-manta-xukuno-adaga-ku-riday-masuuliyiin-katirsan-dawlada-kmg","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/12\/maxkamada-sare-ee-dawlada-oo-manta-xukuno-adaga-ku-riday-masuuliyiin-katirsan-dawlada-kmg\/","title":{"rendered":"Maxkamada sare ee dawlada oo manta xukuno adaga ku riday masuuliyiin katirsan dawlada kmg"},"content":{"rendered":"<p>\u00a0<\/p>\n<p><strong>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/strong><strong><em>Wararka somaliya \u201cwarsom.com\u201d<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>Maxkamada sare ee dawalad \u00a0Soomaaliya ayaa waxay maanta Maxkamad soo taagtay laba ka mid ah Masuuliyiinta Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya, waxaase lagu kala xukumay xukuno adag.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Maxkamada sare ee dowladda KMG Soomaaliya Abuukaate Caydiid C\/laahi Ilka Xanaf oo maanta Shir jaraa\u2019id ku qabtay Xafiiska Maxkamada ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in Maxkamada ay maanta ay xukuno ku riday Mas\u2019uliyiin ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya oo lagu eedeeyay in ay ku lug lahaayeen falal burcadnimo.<\/p>\n<p>Maxkamadda Sare ee Dowladda Kmg ah ee Soomaaliyaa, ayaa waxay dembiyo ku heshay Kormeraha Guud ee Dekadda Magaaladda Muqdisho Aadan Maxamed Xasan iyo Taliyaha Qeybta Canshuuraha ee Dekadda Magaaladda Muqdisho C\/Risaaq Cabdullaahi iyo Guhaad.<\/p>\n<p>Caydiid C\/laahi Ilka Xanaf ayaa waxa uu sheegay in Taliyaha qeybta canshuuraha ee Dekada magaalada Muqdisho iyo Mas\u2019uul kale oo ka tirsan holwadeenada Dekada ay Maxkamada ku riday xukun dhan hal sano iyo 6- bilood oo xarig ah kadib markii uu sheegay in ay u fududeeyeen rag burcad ah in ay qaataan 10 Soolar oo ay laheyd Hay\u2019adda WFP kuwaasi oo yaallay dekada Muqdisho.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu sheegay in Masuul kasta uu ku xukumay min hal sano iyo lix bilood oo xabsi ah, isagoo intaasi ku daray in labadaan masuul lagu xiro Xabsiga Dhexe ee Magaaladda Caasimadda ah ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Talaabadaan ayaa waxay noqoneysaa in tii ugu horeysay oo lagu xiro Masuuliyiinta Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya, kadib markii lagu hellay falal xatooyo leh, taasoo ka baxsan dhaqanka wanaagsan.<\/p>\n<p>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <strong>Hooyga runta iyo xaqiiqda wararka soomaaliyed warsom.com<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Wararka somaliya \u201cwarsom.com\u201d \u00a0 Maxkamada sare ee dawalad \u00a0Soomaaliya ayaa waxay maanta Maxkamad soo taagtay laba ka mid ah Masuuliyiinta Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya, waxaase lagu kala xukumay xukuno adag. Gudoomiyaha Maxkamada sare ee dowladda KMG Soomaaliya Abuukaate Caydiid C\/laahi Ilka Xanaf oo maanta Shir jaraa\u2019id ku qabtay Xafiiska Maxkamada ee magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4853","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4853","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4853"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4853\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4859,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4853\/revisions\/4859"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4853"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4853"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4853"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}