{"id":48309,"date":"2018-07-22T21:29:37","date_gmt":"2018-07-22T18:29:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48309"},"modified":"2018-07-22T21:30:09","modified_gmt":"2018-07-22T18:30:09","slug":"goaankii-gudiga-amniga-ee-furitaanka-jidadka-muqdisho-oo-fulintiisu-billaabatey-iyo-xiritaano-hor-leh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/07\/goaankii-gudiga-amniga-ee-furitaanka-jidadka-muqdisho-oo-fulintiisu-billaabatey-iyo-xiritaano-hor-leh\/","title":{"rendered":"Go&#8217;aankii Gudiga Amniga ee Furitaanka Jidadka Muqdisho oo Fulintiisu Billaabatey iyo Xiritaano Hor leh."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/jid-furid.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48310\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/jid-furid.jpg\" alt=\"\" width=\"907\" height=\"604\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/jid-furid.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/jid-furid-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 907px) 100vw, 907px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Iyadoo dhawaan guddiga Amniga Qaranka muddo 48 saac ah u qabteen in lagu furo jidadka xiran ee magaalada Muqdisho ayaa xalay ilaa saakay waxaa laga qaaday ciidamadii ku sugnaa inta badan Isgoys-yada magaalada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Arrintan ayaa u sahashay in uu mar kale dib u soo laabto isku socodkii gaadiidka dad-weynaha oo dhibaato weyn markii hore ku qabay xirnaashaha iyo Koontaroollada tiro dhaafka ah ee magaalada gudaheeda yaalay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Goobaha ciidamada laga qaaday ayaa waxaa ka mid ah Isgoysyada Sanca, Afarta Jardiino, Florence H\/wadaag, Bakaaraha illaa Tarbuunka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gadiidleyda qaarkood ayaa warbaahinta u sheegay in jidadkan dhamaantood aan lagu arag xiligan wax ciidamo ah oo qabad ku ah isku socodka dadka iyo gadiidka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa u muuqata in ay ka jawaabtay cabasho is-daba joog ah oo maalmihii ugu danbeeyay-ba ka imanaya qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magalada Muqdisho oo sheegay in xernaashaha jidadka saameyn ku yeesheen adeegyadii kala duwanaa ee dadweynaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaana Muuqanaya Jidad Cusub oo La Xirayo Kuwaasoo Halbawle u ah Dadka iyo Gaadiidka Sida Waddooyinka Soo gala Tiyaatarka iyo Guriga Hooyooyinka oo Gabi ahaanba Lagu Jarey Dhagxaan,Waxeyna Ciidamadda Dawladu Fariisimo Ka sameysteen Goobo Shacab iyo Xaafadaha ku Hareeresan Madaxtooyada Soomaaliya,taas oo Cabsi ku aburtey Dadka ku Dhaw Dhaw Fariisimaha Ciidamadu Xaafadaha ka Degeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48298\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48298\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48299\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48300\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48301\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo dhawaan guddiga Amniga Qaranka muddo 48 saac ah u qabteen in lagu furo jidadka xiran ee magaalada Muqdisho ayaa xalay ilaa saakay waxaa laga qaaday ciidamadii ku sugnaa inta badan Isgoys-yada magaalada. Arrintan ayaa u sahashay in uu mar kale dib u soo laabto isku socodkii gaadiidka dad-weynaha oo dhibaato weyn markii hore ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48310,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48309","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48309","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48309"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48309\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48312,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48309\/revisions\/48312"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48310"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48309"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48309"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48309"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}