{"id":48264,"date":"2018-07-21T20:52:47","date_gmt":"2018-07-21T17:52:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48264"},"modified":"2018-07-21T21:00:13","modified_gmt":"2018-07-21T18:00:13","slug":"gaari-kuwa-raaxada-ah-oo-miino-lagu-soo-xirey-kula-qaraxdey-daljirka-dahsoon-ee-degmada-boondheere","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/07\/gaari-kuwa-raaxada-ah-oo-miino-lagu-soo-xirey-kula-qaraxdey-daljirka-dahsoon-ee-degmada-boondheere\/","title":{"rendered":"Gaari Kuwa Raaxada ah oo Miino lagu Soo Xirey Kula Qaraxdey Daljirka Dahsoon ee Degmada Boondheere."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/qarax-daljirka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48265\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/qarax-daljirka.jpg\" alt=\"\" width=\"756\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/qarax-daljirka.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/qarax-daljirka-300x212.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 756px) 100vw, 756px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka naga soo gaaray degmada Boondheere ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in hal qof uu ku dhintay Qarax loogu xiray gaari yar oo ay saarnaayeen saddex ruux, meel aan ka fogeyn xarunta Wasaaradda Amniga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Goobjoogayaal ayaa sheegay in qofka dhintay uu ahaa darawalkii gaariga waday, sidoo kalana uu dhaawac soo gaaray dad kale oo la saarnaa gaariga oo ay Dumar ka mid ahaayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Lama oga waxa ay ahaayeen dadkan qaraxa gaariga loogu soo xiray, hasse ahaatee waxaa goobta tagay oo bilaabay baaritaanno saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalada Muqdisho ma\u2019aha wax ku cusub qaraxyada noocan oo kale ah ee lagu soo xiro gawaarida waxaa-na inta badan lagu bartilmaameedsadaa shaqaalaha dowladda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qofka Dhintay ayaa Lagu Soo Waramayaa in uu Ahaa Sarkaal Ushaqeeya Wasaarada Diinta iyo Awqaafta ah Kaas oo Gaariga ay La Saarnaayeen Haweeney ay Qaraabo ahaayeen iyo Wiil,Doonayey in ay ka Dhoofaan Garoonka Diyaaradaha Muqdisho,Waxaase kasoo Hor Martey Qadarta Alle,halkaas ayuuna ku Geeryooday halka Hooyadiis iyo Walaalkiis Qaraxa ku Dhaawacmeen.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48184\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48184\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48185\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48186\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48187\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaray degmada Boondheere ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in hal qof uu ku dhintay Qarax loogu xiray gaari yar oo ay saarnaayeen saddex ruux, meel aan ka fogeyn xarunta Wasaaradda Amniga. Goobjoogayaal ayaa sheegay in qofka dhintay uu ahaa darawalkii gaariga waday, sidoo kalana uu dhaawac soo gaaray dad kale oo la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48265,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48264","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48264","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48264"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48264\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48267,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48264\/revisions\/48267"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48265"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48264"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48264"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48264"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}