{"id":48250,"date":"2018-07-20T23:02:11","date_gmt":"2018-07-20T20:02:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=48250"},"modified":"2018-07-20T23:03:04","modified_gmt":"2018-07-20T20:03:04","slug":"muranka-dhuleed-ee-u-dhaxeeya-jabuuti-iyo-eritrea-oo-la-doonayo-in-dublamaasiyad-lagu-dhameeyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/07\/muranka-dhuleed-ee-u-dhaxeeya-jabuuti-iyo-eritrea-oo-la-doonayo-in-dublamaasiyad-lagu-dhameeyo\/","title":{"rendered":"Muranka Dhuleed ee u Dhaxeeya Jabuuti iyo Eritrea oo La Doonayo in Dublamaasiyad Lagu Dhameeyo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/jabuti-iyo-eritrea.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-48251\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/jabuti-iyo-eritrea.jpg\" alt=\"\" width=\"1051\" height=\"591\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/jabuti-iyo-eritrea.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/jabuti-iyo-eritrea-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1051px) 100vw, 1051px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Iyadoo uu soo dhamaaday murankii dhinaca xudduuda ee muddo dheer-ba ka dhaxeeyay dowladdaha Eritrea iyo Itoobiya, ayeey dhinaca kale dowladda Dowladda Jabuuti ka codsatay\u00a0 Qaramada Midoobay in la dhameeyo muranka xudduuda ee kala dhaxeeya dalka Eritrea.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxamed Siyaaad Ducaale oo ah Safiirka Jabuuti u fadhiya Qaramada Midoobay qoraal uu u diray xoghayaha guud ee QM wuxuuna ku sheegay in laga shaqeeyo heshiis labada dhinacba u cuntami karo oo lagu dhameeyo colaadda u dhaxaysay labada dal.<\/p>\n<p align=\"justify\">Safiirka ayaa sidoo kale meesha ka saarin in sidoo kale Jabuuti dooneyso in arrinka la hordhigo garsoor caalami ah si ay go&#8217;aan uga gaaraan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Jabuuti ayaa Eritrea ku eedeysay in ay ciidamadeeda si sharci darro ah ku qabsadeen buuraha Dumeeyra isla markii ciidamadii nabad illaalinta ee Qatar ka socday ay ka baxeen halkaas sanadkii hore.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxa kale oo ay Jabuuti sheeganaysaa in wali laga haysto maxaabiis dagaal oo aanan meelna lagu sheegin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Eritrea ayaa muran xudduuddeed kala dhaxeeyaa dhammaan dalalka dariska la ah, sida Suudaan, Yemen, Itoobiya iyo Jabuuti, waxaase hadda muuqda saansaan ah in dublamaasiyadda ay shaqayn karto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa markii xafiiska loo dhaariyay-ba waxaa uu ku guuleystay in uu meesha ka saaro colaad in ka badan 20 sano dalkiisa kala dhaxeysay dowladda yar oo ay dariska yihiin ee Eritrea, iyadoo aysan jirin cid arintaa ku gacansiisay labada hogaamiye.<\/p>\n<p align=\"justify\">Tan iyo intii heshiiska nabadeed ee taariikhiga ah ay gaareen dowladaha Eritrea iyo Itoobiya ayaa waxaa isa soo tarayay boggaadinta caalamka ka imaanayso iyo baaqyada ah in nabbadda la adkeeyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48184\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48184\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48185\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48186\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-48187\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo uu soo dhamaaday murankii dhinaca xudduuda ee muddo dheer-ba ka dhaxeeyay dowladdaha Eritrea iyo Itoobiya, ayeey dhinaca kale dowladda Dowladda Jabuuti ka codsatay\u00a0 Qaramada Midoobay in la dhameeyo muranka xudduuda ee kala dhaxeeya dalka Eritrea. Maxamed Siyaaad Ducaale oo ah Safiirka Jabuuti u fadhiya Qaramada Midoobay qoraal uu u diray xoghayaha guud ee QM [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48251,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-48250","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48250","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48250"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48250\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48253,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48250\/revisions\/48253"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48251"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48250"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48250"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48250"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}